Culusow has outfoxed Kenya: Uganda tells KDF to gtfo
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Culusow has outfoxed Kenya: Uganda tells KDF to gtfo
Axad, August 4, 2013—Shirkii ka socday Magaalada Kampala ee dalka Uganda ee ay lahaayeen waddamada ay Ciidamada ka joogaan Soomaaliya iyo dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa la soo gebagebeeyay, iyadoo ay shirkanna laga soo soo saaray War-Murtiyeed ka kooban 39 qodob, kaasi oo aan idiin soo koobnay qodobbadiisa.
Qodobada ugu muhiimsan ee shirka ka soo baxay ayaa waxaa ka mid ah qodob ku saabsan in Dowladda Soomaaliya lagu wareejiyo Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo sidoo kalena la soo dhaweeyay wada hadallada u billowday Dowladda Soomaaliya iyo Mas’uuliyiintii ka socday Gobollada Jubbooyinka.
War-murtiyeedka ayaa sidoo kale ku baaqay in wada hadallada Dowladda Soomaaliya iyo mas’uuliyiinta Jubbaland uga billowday Addis Ababa la sii wado, isla markaana ay wada hadalladaas noqdaan mid laga wada qeybgalo.
Qodobada kale ee muhiimka ah ee shirka ka soo baxay ayaa waxaa ka mid ah in la taageeray Midnimada, madaxbannaanida iyo soohdimaha dhuleed ee dalka Soomaaliya, iyadoo la isku raacay in la taageero Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qorshaheeda ku aaddan maamul-u-sameynta dalka.
Sidoo kale waxaa shirka lagu ammaanay guulaha ay Ciidamada Amisom, kuwo Itoobiya iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ay ka gaareen soo celinta nabadgelyada Soomaaliya, gaar ahaan la-dagaalanka Xoogagga Al-Shabaab.
Shirka waxaa lagu cambaareeyay weerarro ismiidaamin ah oo ay dhawaan Al-Shabaab ka geysatay Soomaaliya, wuxuuna war-murtiyeedka ugu baaqay dalalka ka qeybqaadanaya soo celinta nabadgelyada Soomaaliya in la sii wado la-dagaalanka Al-Shabaab.
Waxaa kaloo shirka ka soo baxay in Maleeshiyooyinka dhammaantood la ciidameeyo, isla markaana tababarro loo furo, marka laga reebo kuwa Al-Shabaab waa sida lagu xusay War-murtiyeedka ay soo saareen dalalka ay Ciidammada ka joogaan Soomaaliya ee kulanka uu ugu soo dhammaaday magaalada Kampala ee dalka Uganda.
Madaxdu waxay soo dhaweeyeen cunaqabateyntii uu Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay ku soo rogay dhoofinta dhuxusha ee Soomaaliya, waxayna taasi ku soo beegmeysaa iyadoo Dekedda Kismaayo ay weli ka socoto dhoofinta dhuxusha.
Madaxdu waxay mar kale ku celiyeen doorka ay ciyaarayaan Dowladaha IGAD iyo kuwa AU ee ku aaddan howlgalka nabad-sugidda Soomaaliya iyo ciidamo u dirista Soomaaliya, iyadoo madaxdu ay boogadiyeen Ciidamada dheeraad ah oo ay dhawaan dalalka Kenya, Djibouti iyo Siera Leone ay u direen Soomaaliya.
Shirka oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Dowladda Uganda ayaa waxaa ka qeybgalay madax ka socotay Dowladaha Kenya, Soomaaliya, Itoobiya, Jabuuti, Burundi iyo Siera Leone, wuxuuna shirkooda ku xigay shir ay magaalada Kampala ku yeesheen Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya.
War-murtiyeedkan oo aad u dheeraa oo aan qodobada muhiimka ah ka soo qaadannay waxaa hoosta uga saxiixnaa:
H.E. GABRIEL NIZIGAMA, Wasiirka Ammaanka guud ee Burundi
H.E. HASSAN DARAR HOUFANEH, Wasiirka Gaashaandhigga Djibouti
H. E. MR. HAILEMARIAM DESALEGN, Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya
H. E. UHURU KENYATTA, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya
H.E. HASSAN SHEIKH MOHAMUD, Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya
H.E. ANDREW GBEBAY BANGALI, Xoghayaha joogtada ee Siera Leone uga wakiilka ah AU
H.E. YOWERI KAGUTA MUSEVENI, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda
H.E. AMBASSADOR MAHAMAT SALEH ANNADIF, Wakiilka gaarka ah ee AU-da u qaabilsan Somalia

- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4824
- Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
- Location: east south west north
Re: Culusow has outfoxed Kenya: Uganda tells KDF to gtfo
Yep game over for da illegal immigrants from garisa n killi5 dis is somalia not jigjiga n garisa or bantu bari lands
- anzeloti
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3246
- Joined: Sat Jul 20, 2013 1:23 pm
- Location: Lagu xanto lagu xasuusto aa ka horeyso
Re: Culusow has outfoxed Kenya: Uganda tells KDF to gtfo

OG always on the wrong side of History

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Culusow has outfoxed Kenya: Uganda tells KDF to gtfo
Gurguurte succeeded on foreign level, but he failed on domestic level.
Waa xoolo.
You must always start first domestic affairs such as the insecurity and the rise of terrorists in Banadir Region, Mooryaans opening up checkpoints etc etc

- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Culusow has outfoxed Kenya: Uganda tells KDF to gtfo
Come on seriously those Words are 100% Kablalax Words.. but this guy have to be rewarded for this amazing art of isku diir, and sheegto! he have taken Qabiil to the NeXT level..AhlulbaytSoldier wrote:Gurguurte succeeded on foreign level, but he failed on domestic level.
Waa xoolo.You must always start first domestic affairs such as the insecurity and the rise of terrorists in Banadir Region, Mooryaans opening up checkpoints etc etc
This is compared to CIA undercover agents.. he was undercover Hawiye using the name Hutuking..! he was on strong campaign against the Qaldaans, even calling them Kufar, gaalo iyo murtaadeen.. he used this Word must maamualka gaalocaboodka kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

This guy is wounded animal he have alot of hatred towards Idoors because of the border disputes, and his Tool being under Habar jeclo hands.. his idoor thing is truly personal

Lord have mercy on our souls..

- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Culusow has outfoxed Kenya: Uganda tells KDF to gtfo
If you Guys don't believe me, go back to his older posts!
1: he starts a bashing thread about idoors, the Idoors get angry, and attack back, and his out not replying many times. its like a magic trick. sessionist iyo HAG will make this huge war of Words back and forward, while hutuking is drinking his cop of tea and injoying the battle...
But i have exposed him now he is Dhulos or Wersengli, and Huge supporter of Axmed Madoobe...
But he have fallen the same time as Madoobe

1: he starts a bashing thread about idoors, the Idoors get angry, and attack back, and his out not replying many times. its like a magic trick. sessionist iyo HAG will make this huge war of Words back and forward, while hutuking is drinking his cop of tea and injoying the battle...
But i have exposed him now he is Dhulos or Wersengli, and Huge supporter of Axmed Madoobe...
But he have fallen the same time as Madoobe

Re: Culusow has outfoxed Kenya: Uganda tells KDF to gtfo
somali-transporter
Bro i know your brain doesn´t function normally, but I have a secret for you.
hutuking aka grandpakhalif is Isaaq. Trust me kid.
Bro i know your brain doesn´t function normally, but I have a secret for you.
hutuking aka grandpakhalif is Isaaq. Trust me kid.
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Culusow has outfoxed Kenya: Uganda tells KDF to gtfo
Xiinow i would agree with you he can be Granpakhaliif, but then Again Granpakhaliif is salafi.. and hutuking hates salafis.. we can not change your faith that quickly and its not kaftaan
So i do not think that they are the same person
But not Isaaq..
So i do not think that they are the same person
But not Isaaq..
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Culusow has outfoxed Kenya: Uganda tells KDF to gtfo
Somali Transporter, i agree with you on one thing:
Imam Hutuking made the isaaq and hawiye of snet turn into enemies.
Laakiin he was not isaaq or warsangeli or dhulbahante.
That is a filthy lie. Ilaahay ka cabso niyoow.

- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Culusow has outfoxed Kenya: Uganda tells KDF to gtfo
AhlulbaytSoldier wrote:Somali Transporter, i agree with you on one thing:
Imam Hutuking made the isaaq and hawiye of snet turn into enemies.
Laakiin he was not isaaq or warsangeli or dhulbahante.
That is a filthy lie. Ilaahay ka cabso niyoow.

Busted

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 35 Replies
- 7673 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 11 Replies
- 1011 Views
-
Last post by Jimbie
-
- 22 Replies
- 1788 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 0 Replies
- 458 Views
-
Last post by SecretAgent
-
- 3 Replies
- 595 Views
-
Last post by Boqor__Daarod
-
- 22 Replies
- 1472 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 14 Replies
- 2221 Views
-
Last post by udun
-
- 30 Replies
- 180 Views
-
Last post by Estarix
-
- 39 Replies
- 3056 Views
-
Last post by Uganda
-
- 11 Replies
- 984 Views
-
Last post by CrazySommies