Page 1 of 1

Breaking News: Former PM Officially Declares His Candidacy.

Posted: Tue Aug 06, 2013 12:11 pm
by oxymoron
Breaking News: Former Prime Minister Dr. Cabdiwali M. Cali Gaas Officially Declares His Candidacy For Puntland President 2014.
Image
Image

War Deg Deg ah– Raysal Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Cabdiwali M. Cali Gaas oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharaxa Madaxweynaha Puntland
Adis Ababa, 6 Ogoosto, 2013–Puntlandi.com– Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu
yahay Musharaxa Madaxweynaha Puntland bisha Janaayo ee Sanadka soo socda 2014, Prof. Gaas oo Shir jaraa’id ku qabtey Hotelka uu degan yahay Magaalada Adis ababa ayaa shaaca ka qaadey inuu u tartamayo Madaxweynanimada Puntland.

Horey ayaa dhowr jeer suuqa loosoo galiyey inuu Dr. Gaas Musharax yahay, lakiin Warbaahinta Puntlandi oo dhowr jeer la xiriirtey wuu ka gaabsadey xiligaas.
Sida ay Puntlandi wararka hoose ku hayaan , Dr.Gaas wuxuu markii hore qorsheynayay inuu u safro Puntland bishaan , markaas ka dibna uu Puntland gudeheeda uga dhawaaqo Musharxnimadiise balse safar casumaad ah oo uu ka heley Dhinaca Maraykanka ayaa sababay inuu maanta oo Talaado ah 6 Ogoosto,2014 uu Adis ababa uga dhawaaqo Musharxnimadiisa .
Wixii soo kordha warkaan kala soco Puntlandi.com

Re: Breaking News: Former PM Officially Declares His Candida

Posted: Tue Aug 06, 2013 12:13 pm
by SecretAgent
Oh great a prozac pills popper VS a taxi driver

Re: Breaking News: Former PM Officially Declares His Candida

Posted: Tue Aug 06, 2013 12:13 pm
by Somali-Transporter
hutuking, ahlulbaytsoldier iyo oxymoron exposed :clap:

Re: Breaking News: Former PM Officially Declares His Candida

Posted: Tue Aug 06, 2013 12:14 pm
by oxymoron
Breaking news: Former PM Abdiwali Gaas to stand for PL presidency.

Image
Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Prof.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu wadaa inuu maanta ku dhawaaqo inuu u tartami doono xilka Madaxweynaha Puntland 8da Janaayo 2014.

Prof.Gaas oo hada ku sugan magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa maanta qabanaya shir jara’iid halkaasi oo la filyo inuu ka shaaciyo musharaxnimadiisa.

Raysalwasarihii hore ee Soomaaliya ayaa kamid ah xubnaha sumcada ku leh Puntland iyo Soomaliya isla markaana mudooyinkii lasoo dhaafay la hadal hayey inuu xilka Puntland isu soo taagi doono kadib sida la sheegay cadaadis iyo codsiyo uga yimid gudaha deegaanada Puntland.

Horseed Media

Re: Breaking News: Former PM Officially Declares His Candida

Posted: Tue Aug 06, 2013 12:16 pm
by quark
Image :up:

Re: Breaking News: Former PM Officially Declares His Candida

Posted: Tue Aug 06, 2013 12:18 pm
by Somali-Transporter
Somali-Transporter wrote:hutuking, ahlulbaytsoldier iyo oxymoron exposed :clap:
Ladies and Gentleman finally this guy is exposed.. he is the same guy! :clap:

Re: Breaking News: Former PM Officially Declares His Candida

Posted: Tue Aug 06, 2013 12:24 pm
by oxymoron
Indeed The Future Is Bright, Puntlanders Come 2014 Have Two Of The Brightest Leaders To Chose From To Head The Blessed State.
:clap: :clap: :clap: :som: :som:

Re: Breaking News: Former PM Officially Declares His Candida

Posted: Tue Aug 06, 2013 1:23 pm
by xaliye123
Ilko jiir&Cabdiwali gaas :up: