Dagaal culus oo u daxeeyay ciidamada Kenya iyo kuwa Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay degmada Afmadoow ee gobalka J/hoose kaa oo qasaare geestay.
Ciidamada Al-shabaab ayaa si lama filaan ah waxa ay duulaan aan caadi ahayn ugu qaadeen fariisin ciidamada Kenya ay ku lahaayeen degmadaasi.
Afar qof ayaa halkaasi ku dhimatay, iyadoona sidoo kale dhaawac badan uu jiro sida ay inoo xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka halkaasi ka dhaw.
Ciidamada Al-shabaab ee weerarka soo qaaday ayaa ugu dambeen dib u laabtay, hase ahaatee waxaa dagaalkaasi la’isku adeegsaday madaafiic aan caadi ahayn.
http://balcad.com/wararkii-ugu-dambeeya ... ka-jhoose/
surprise shabaab attack on afmadow while madoobe was in town
Moderator: Moderators
- IbnTaymiyyah
- SomaliNetizen

- Posts: 325
- Joined: Fri Jul 26, 2013 7:55 pm
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 711 Views
-
Last post by BlueBlood
-
- 1 Replies
- 554 Views
-
Last post by Caytame
-
- 3 Replies
- 603 Views
-
Last post by bashe19
-
- 2 Replies
- 604 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 1 Replies
- 16 Views
-
Last post by moshakis_nl
-
- 0 Replies
- 743 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 1 Replies
- 657 Views
-
Last post by DUFAAN_
-
- 0 Replies
- 963 Views
-
Last post by Coeus
-
- 31 Replies
- 2541 Views
-
Last post by JeyR
-
- 18 Replies
- 2370 Views
-
Last post by udun