OD
The majority of hiiraan is free from al shabaab we can even liberate bulo burde and jalalqasi just in one day, this thing is very easy in hiiraan bc they have less support in here.
Al shabaab has arrived in hiiraan in 2010 for a local accident that they took advantage of it so it wasn't a project... Al shabaab were in the south and east of galgaduud since 2008 and hiiraan had an official governor till 2010 after they killed omar hashi and 70 leaders the region has gone under political confusion but they recovered from it now.
We need to be financially ready for this to expend the administration in the south and now with getting the enough military equipments their time is up.
Its not about liberation, each time this army itself keeps chasing them at buuloburde borders in halgan and garasyaani the problem is the hiiraan borders they can land from no where so its about tactics..
jabuuti oo maamulka Hiiraan ugu deeqday gawaari dagaal iyo hub
Waxaa maanat magaalada Baledweyne ee xarunta Gobollka Hiiraan si weyn loogu soo dhaweeyay wasiirka gaashaandhiga dowlada Jamhuriyada Jabouti mudane Xasan Dharaar Hufane, islamarkaana Dowlada jabouti ayaa waxaa ciidamo ka joogaan gudaha Gobollka hiiraan kuwaasi oo caawinaya ciidamada maamulka Gobolka Hiiraan.
Iyaddoo Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif Airport ay ku soo dhaweeyay masuuliyiinta Gobollka Hiiraan oo ay wehlinayaan wafdigii shalay soo gaaray magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan uu hogaaminayay wasiirka gaashaandhiga Dowlada Soomaaliya CabdiXakiin Xaaji Fiqi.
Waxaana ay wafdigaani uu hogaaminaya Wasiirka ghaashaandhiga Jabouti mudane Hufane ayaa loo soo galbiyay gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta Gobollka Hiiraan, islamarkaana waxaa ay booqdeen goob ay ka mid yahiin xerada Ciidamada Lama Galaay oo ay ku jiraan kumanaan ciidamo ah oo ay tababaro ciidan ka wadaan Ciidamada Jabouti.
Waxaana uu la hadlay wasiirka gaashaandhiga Jabouti ciidamada maamulka Gobollka Hiiraan ee ku jiray xeradda Ciidamada ee Lama Galaay ee ku taalla bartamaha magaalada baledweyne ayaa waxaa uu balan qaad u sameeyay inay Dowlada Jabouti ku wareejineyso ciidamadaani gawaarida dagaalka oo gaareyso 10 gaari iyo saanado hub ah.
Djibouti ambassador to somalia tayib rooble

"Djibouti Promises Somalia More Military Aid
10 August 2013 , Source: Shabelle
The government of Djibouti has promised to give more military support to Somalia.
The promised was made by the visiting Djibouti defense minister who celebrated the Eid festival with the residents Beledweyne town in Hiran region of Somalia.
"We will support the government with military facilities and training "said the Minister while he addressed the residents.
Besides the peacekeeping mission, AMISOM troops from Djibouti have been helping locals to rebuild the region"
Thanks to president hassan sheekh too with reer hiiraan... Ex minister of education professor abdi nuur sheekh, his right al ustaad ahmed al rashiid xanafi one of the 6 founders of al islaax movement in saudi arabia in 1979 from cabdi yusuf
