Halyeey Faroole Rejects Food Aid for Opposition

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Halyeey Faroole Rejects Food Aid for Opposition

Post by AbdiWahab252 »

A wise move by the Father of Federalism, Dr. Abdirahman Faroole ! Keep up the good work Halyeey ! Defend federalism from the centralists.

Maamulka Puntland oo ka celiyay Dekedda Boosaaso Markab siday Raashin ay ku deeqday Hay'adda Bisha Cas ee Turkiga
Sabti, August 10, 2013 (HOL) — Dowladda Puntland ayaa dib u celisey markab sidey raashin ay ku deeqday hay'adda Bisha Cas ee dalka Turkiga. Markabkan ayaa dhowaan soo gaarey dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Guddi wasiiro ah oo ay dowladda Puntland arinta markabkan u saartay ayaa go'aamiyey in deeqdan raashinka ah dib loogu celiyo magaalada Muqdisho oo markii horeba laga soo diray.

Wasiirrada guddigan xubana ka ah oo kala ah: wasiirka amniga, wasiirka maaliyadda, wasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha hoose, wasiirka dekedaha iyo gadiidka badda iyo wasiirka warfaafinta iyo Isgaarsiinta ayaa war-saxaafadeed ay si wada jir ah usoo saareen arintan ku faahfaahiyey.

Deeqdan raashinka ah oo u badan Bariis, islamarkaana ku wajahneyd degmooyinka Isku-Shuban, Taleex iyo Gal-dogob ayey wasiirradu ku tilmaameen in ay tahay mid lagu khalkhal gelinayo ammaanka iyo xasiloonida Puntland.

Waxay sidoo kale sheegeen in Puntland aan lala soo socodsiin, lagalana tashan go'aanka deeqdan raashinka ah ee ay bixisay hay'adda Bisha Cas ee Turkigu loogu soo diray deegaanada Puntland.

“Qaabka sharci-daradda ah ee raashinkaan lagu soo diray iyo baalmarista Dowladda Puntland waa mid xadgudub ku ah Dowladda Puntland iyo shuruucda dalka..." War-saxaafadeedka ayaa sidaas lagu sheegay.

Arrintan ayaa kusoo aadeysa xilli dhowaan ay dowladda Puntland shaacisay in ay xiriirka u jartay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Puntland ayaa tallaabadaas ay qaaday sabab uga dhigtay xadgudub ay sheegtay in xukuumadda Muqdisho ay ku sameysey dastuurka dalka iyo heshiisyadii ay labada dhinac horay u wada gaareen.

Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online
xaajidirir@hiiraan.com
Puntland, Soomaaliya
Individual
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm

Re: Halyeey Faroole Rejects Food Aid for Opposition

Post by Individual »

Hey Abdiwahab, i ask you this question as a one Sacad to another Sacad, why do you oppose this centralist idea?
And for all the most why do you oppose the government which is led by a hawiye???
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Halyeey Faroole Rejects Food Aid for Opposition

Post by AbdiWahab252 »

I am not against centralism but against power being concentrated by the Executive Branch.

As for my support for Halyeey Faroole, it stems from the fact that if he loses ground, Mogadishu can appoint proCentralist leaders in every state in the country. I don't want Mogadishu appointing anyone for Galmudug. Federalism will ensure that more aid will flow to places like Galmudug which were long ignored by Mogadishu since independence.
User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Re: Halyeey Faroole Rejects Food Aid for Opposition

Post by 1moonlight »

AbdiWahab252 wrote:I am not against centralism but against power being concentrated by the Executive Branch.

As for my support for Halyeey Faroole, it stems from the fact that if he loses ground, Mogadishu can appoint proCentralist leaders in every state in the country. I don't want Mogadishu appointing anyone for Galmudug. Federalism will ensure that more aid will flow to places like Galmudug which were long ignored by Mogadishu since independence.
istaaqfurulaah war Adeer adigoo raali ah hana ceebeeynin.

Galamudug iyo Sacad Siciid waa Reer Muqdisho waana Hawiye waxaana madaxweeyne u ah Xasan Sheekh Maxamuud. hadaladaan aad Somalinet kusoo qoreeysit ma wanaagsano kumanaan qof ayaa aqriso oo Beesha magaceeda iyo Dowlad jaceeylkeeda waxbuu u dhibayaa.

Galmudug maantay weey burburtay waxaana burburshay Sacad. meeqo wiil ayey iska dileen taageerayaasha Cabdi Qeeybdiid iyo Timokalajeex? meeqa wiil ayeey iska dileen Reer Hiloowle iyo Sinoole?

sheekadii Cakaaro iyo Salbalaar in Galmudug iyo shacabkeeda lagu dhibaateeyo ma wax wanaagsan baa?

maantay Sacad waxaa kala dhicin karo oo maamul u dhisi karo waa Dowlada Somalia. anigu waxaan ahay taageerayaashii ugu weeynaa ee Galmudug, maantay Galmudug weey bur burtay waxaana burburshay Sacad.

odaaygaan wecelka ah ee Faroole Muqdisho ayaa laga amraa ama ha booteeyo ama yuusan booteeyn Doofaarada majeerteen Muqdisho ayeey hoos yimaadaan.

Guul Somalia Guul Muqdisho :som:
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Halyeey Faroole Rejects Food Aid for Opposition

Post by GIJaamac »

1moonlight

Brotha odeygaan Abdiwahab252 la leeyahay ma u jeedidoo waxa uu ku hadlaayo ? Niyow ninka sacad ma ahan, waa sheegato odeyga.
2 magac kalana wuu ku sitaa meeshaan. Iska ilaali sxb. Tolka inuu ceebeeyo ayuu meeshaan u joogaa sxb. :lol:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Halyeey Faroole Rejects Food Aid for Opposition

Post by AbkoowDhiblaawe »

Aw is a smart man i know exactly why he supports faroole tas cidii fahmi weydo damiin waaye :lol:
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Halyeey Faroole Rejects Food Aid for Opposition

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

Faroole needs to stop being emotional...and milk the goddamn gov.
Lol abdiwahab..does not support Faroole ..but he thinks odaygan wareersan's move will benefit his mini state.. :eat:
ModerateMuslim
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6252
Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm

Re: Halyeey Faroole Rejects Food Aid for Opposition

Post by ModerateMuslim »

i always thought that MJ and sacad were the closest among the somalis. seems to be the case if the the most puntaphobic sacad (AW) can make threads like this.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Halyeey Faroole Rejects Food Aid for Opposition

Post by AbdiWahab252 »

1moonlight,

Adeer, Abdi Qeybdiid is a bi,tch. He had the chance to clean up shop and move aggressively against his enemies just like Mudane Faroole.

Xiinow,

Haye, maxa kale ?


Smile,

Milk what ?

ModerateMuslim,

No such thing as permanent friendships, just permanent interests.
User avatar
illuminatizz
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 369
Joined: Mon Sep 10, 2012 6:53 pm
Location: Advocate for somali christian Minority

Re: Halyeey Faroole Rejects Food Aid for Opposition

Post by illuminatizz »

AW
I thought Qeybdiid was your Hero ,You used To Support Him like a Mini-God,i cant believe you are publicly calling him a b!tch,the guy screwed like any body else.May be you are the b!tch sucking up to a new Goldfatehr every other month(faroole,caalin,sh.sharif,ahmed madoobe,etc).
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Halyeey Faroole Rejects Food Aid for Opposition

Post by AbdiWahab252 »

illuminatizz wrote:AW
I thought Qeybdiid was your Hero ,You used To Support Him like a Mini-God,i cant believe you are publicly calling him a b!tch,the guy screwed like any body else.May be you are the b!tch sucking up to a new Goldfatehr every other month(faroole,caalin,sh.sharif,ahmed madoobe,etc).
Nicca please ! I supported him when he was clipping niccas off on the regular not tolerating bullshid. You must off the wolves to save the sheep.
User avatar
illuminatizz
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 369
Joined: Mon Sep 10, 2012 6:53 pm
Location: Advocate for somali christian Minority

Re: Halyeey Faroole Rejects Food Aid for Opposition

Post by illuminatizz »

anyway,where is abdiqeybdiid rolling now adays? in Mogadishu or Galkacyo?


Back to the Thread at hand,Faroole did what he thought would maximize his political status by showing his muscles to the Federales Governmento While choking his opposition in taleex,goldogob areas which are hit by severe drought and food crisiscaused by inflation.i say it is epic failure,this will fuel anti-faroole sentiments and the federeles can use the food aid to enrich their soilders and faroole will take full responsibility if any insecurity arises due to the food crisis.also,Capo faroole failed in the oil deal which failed to materialize,rumour has it the company is moving its equipment by ships and sending the oil rigs back to Mogadishu to drill offshore oil in areas like lowe shabelle and kismayo which show oil potentials.this if true will tremendously benefit the federelos and upset the regional players like kenya which is hunting oil.their recent oil findings in garissa was unfit for commercial use. :dj:
User avatar
IbnTaymiyyah
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 325
Joined: Fri Jul 26, 2013 7:55 pm

Re: Halyeey Faroole Rejects Food Aid for Opposition

Post by IbnTaymiyyah »

AbdiWahab252 wrote:1moonlight,

Adeer, Abdi Qeybdiid is a bi,tch. He had the chance to clean up shop and move aggressively against his enemies just like Mudane Faroole.

Xiinow,

Haye, maxa kale ?


Smile,

Milk what ?

ModerateMuslim,

No such thing as permanent friendships, just permanent interests.
tricky!! you either want faroole closed and forgotten in his huge desert or You are anti-culusow! maybe u still believe in Sacad supremacy
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”