Somaliland Media claims wife killer Derek Medina is Somali

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Hawdian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2491
Joined: Thu Jul 04, 2013 8:02 pm
Location: Berbera to Tis Abay with one step.

Somaliland Media claims wife killer Derek Medina is Somali

Post by Hawdian »

Is wife killer Derek Medina Somali or some alien from Mexico? Separatist media is not reliable.
Florida-(SNN) -- Nin Asalkiisu Somaali yahay oo ay iska dhaleen cadaan iyo Somali oo kunool Magalada Florida ee Dalka Maraykanka dadiisuna tahay 31 Jir Ayaa Khamiistii dhawayd Facebook-giisa soo galiyay inuu dilay Xaaskiisa oo 26 jir ahayd oo Magaceeda la odhan jiray Jennifer Alfonso .

Fariinta oo uu soo galiyay Facebook-giisa u qornayd sidatan. “Waxaan usocdaa xabsi ama in la idilo kadib markii aan dilay Xaaskayga, saaxibayaal waan idin jeclahay waana idiin xiisi doona, dhinaca kale saaxibaday facebook-ga waxaad iga arkidoontaan Wararka” Sidaas ayuu facebook-giisa ku qoray.

Waxaa kaloo oo uu sheegay ninkaasi Somaliga ahi oo yidhi Qoraalkiisa Facebook-ga kusoo qoray oo uu raaciyay “Xaaskaygu Faydh ayay igu dhufatay Aniguna ma ihi nin aqbali kara Arimahaas waxaana sameeyay wixii aan samayn lahaa waxaana u malaynayaa inaad I fahanteen. Sawirada markii uu Naagtiisa Dilay isla mar ahaantaana uu ku dhex dilay Madbakha ama Jikeda dhexdeeda oo uu soo galiyay Facebook-ga qadar yar kadib sawiradaasi Poliska ayaa Aqalka ugu tagay ninkaasi wayna soo xidheen.

- See more at: http://www.somalilandnew.com/?p=13949#s ... Kib6x.dpuf
Somaliland media sees things the average person doesn't see such as ixtiraaf.

Image


Image
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Somaliland Media claims wife killer Derek Medina is Soma

Post by AbdiWahab252 »

He is Habar Yonis
User avatar
Hawdian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2491
Joined: Thu Jul 04, 2013 8:02 pm
Location: Berbera to Tis Abay with one step.

Re: Somaliland Media claims wife killer Derek Medina is Soma

Post by Hawdian »

hahahahahahahaha AbdiWahab. More like Habar Tattoo.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Somaliland Media claims wife killer Derek Medina is Soma

Post by AbdiWahab252 »

Rer Cainanshe to be exact.
User avatar
Hawdian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2491
Joined: Thu Jul 04, 2013 8:02 pm
Location: Berbera to Tis Abay with one step.

Re: Somaliland Media claims wife killer Derek Medina is Soma

Post by Hawdian »

Maybe its XPlaya's brother. What you reckon?
User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19349
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Re: Somaliland Media claims wife killer Derek Medina is Soma

Post by gurey25 »

dont you know somaliland media has a centre in florida, and several reporters.

jose farax , and samatar pepe gheele are some examples.
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Somaliland Media claims wife killer Derek Medina is Soma

Post by LiquidHYDROGEN »

AbdiWahab252 wrote:Rer Cainanshe to be exact.


:ufdup: Watch it old man.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”