Funny stories
Posted: Sun Aug 11, 2013 3:16 am
Nin reer waqooyi ah baa sanadkii 1970kii Mogadisu Tagay markuu cabaar ku nagaaday ayuu goaansaday inuu safar aado oo uu gobolada koonfur ku soo baashaalo.Markii isa soo diyaariyay ayuu gaaray bosteejada baabuurta(Bus station) ayuu weydiiyay ninkii kirishbooyga ahaa waa xagee? kirishbooygii oo reer baydhabo ahaa isla markaasna khat la aan ahaa ayaa si careysan ku yiri "shito aadaa(your moms canal)" ninkii reer waqooyi ahaa ayaa u maleeyay meesha in ay tahay meel "EXOTIC place ah" oo koonfurta ka tirsan ayaa gaarigii raacay,markii cabaar la socday oo dadkii dhan kawada dagadeen gaariga ayuu ninkii reer waqooyi intuu ku soo dhawaaday kirishbooygii si degan oo polite ah ku yiri"heedhe,shito aadaa ma la gaaray?" kirishbooygii intuu xanaaqay buu midi iska soo jaray caloosha ka galin gaaray.