Page 1 of 1

Breaking News: Jubbaland State Ministers To Be Announced...

Posted: Sun Aug 11, 2013 6:50 am
by oxymoron
Image

Image

DEG DEG:Gollaha wasiiradda maamulka Jubbaland oo lugu wado in maantey lugu dhawaaqo

Kismaayo[RBC Radio]Wararka inaga soo garaya xarunta madaxtooyadda maamulka Jubbaland ee magaaladda Kismaayo ayaa soo sheegaya in la dhamestirey xubnaha ka mid noqon doona gollaha wasiiradda Jubbaland.
Xarunta madaxtooyadda Jubbaland ayaa laga daremaya xiligaan mashqul farabadan waxana kusugan xiligaan siyaasiyin dhor ah kuwaaso qarkood ka mid ahaa kuwii wax ka dhisey maamulka Jubbaland.
Masuul katirsan maamulka Jubbaland oo gor dhawed Raxanreeb.com ay la xiriirtey ayaa inoo xaqiijiyey in xiligaan uu madxaweynaha soo dhamestirey xubanaha ka mid noqonaya wasiiradda uu yeelanayo maamulka Jubbaland.
…”"”Waxaa la soo dhamestirey xubnaha luguwado inay ka mid noqdaan wasiiradda maamulka Jubbaland,balse waxaa dhiman oo kaliya in goor dhow lugu dhawaaqo…”"“ayuu yiri masul ka mid ah Jubbaland oo naga codsadey inan magaciisa la shaacin.
Sidoo kale masuulka Raxanreeb.com lahadley waxaa uu sheegey in gollaha wasiiradda Jubbaland ay ka mid noqon doonan isla markana laga dhex arki doono beelaha wada daga gobolada Jubbaland,
Maal mahan danbe ayaa waxaa uu ku mashqulsanaa madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe)magacaabista wasiiradda uu yelan doono maamulkiisa.
Shaley galinkii danbe ayey ahyeed ka dib markii uu madaxweyne Axmed Madoobe dib ugu soo labtey Kismaayo oo labadii maalin ee ugu danbeysey uu uga maqna degmada Afmadow halkaaso oo ciidamada Jubbaland ugu soo qeyb shey mishaardkoodi bilaha ahaa.

http://www.raxanreeb.com/2013/08/deg-de ... -dhawaaqo/

Re: Breaking News: Jubbaland State Ministers To Be Announced

Posted: Sun Aug 11, 2013 8:36 am
by original dervish
I`m waiting for the announcement of the offensive to clear Al Shabaab from J/Land and the Hag remnants.

Re: Breaking News: Jubbaland State Ministers To Be Announced

Posted: Sun Aug 11, 2013 10:47 am
by grandpakhalif
a plander and a slander discussin my land, hahhahha.

Re: Breaking News: Jubbaland State Ministers To Be Announced

Posted: Sun Aug 11, 2013 10:51 am
by AbkoowDhiblaawe
AbuQatada wrote:a plander and a slander discussin my land, hahhahha.
Very strange behaviour indeed

Re: Breaking News: Jubbaland State Ministers To Be Announced

Posted: Sun Aug 11, 2013 10:56 am
by xaliye123
10 cishaa dib loo dhigay.