Is it Really Worth Jeopardizing The Legitimacy Of The Federal Government And The Long Hard Fought Peace Of Mogadishu To Reinstate Habar Gidir Political And Economical Dominance Of South-Central Somalia?
Hassan Sheikh has dropped the ball, that much we know.
Not only has he put The Somali Federal Government at Great Risk, but is being used as a Political Prostitute by a single sub-clan with narrow and destructive political vision.
Not only causing division and political stand-off in the rest of Somalia but also in the Capital. His own Abgaal clan and many other Hawiye sub-clans are left in a state of confusion.
Poor Abgaals after all that hard work in bringing Habar Gidir To Their knees and becoming Political Heavyweights, are being reduced back to second citizens by one of their own.

Dr. Baadiyow: Culusow waxan rabnaa Madaxweyne Soomali uu dhex ah Uma Baahnin madaxweyne qabiil
Dhegeyso:
Dr. Baadiyow:Madaxweyne Culusow waxan rabnaa Madaxweyne Soomali uu dhex ah Uma Bahnin madaxweyne qabiil"
http://taleex.net/2013/07/21/dhegeys...axweyne-qabiil
Ali Geedi
Hassan Sheikh is incapable to lead this nation. "Wax yaalo kale inta ku mashquulay baa hadeer xitaa amaankii Xamar faraha ka baxay"
Culusow's failures are so obvious that even Geedi and Baadiyow could not keep silent. The country needs saved from the this guy.
PROF. GEEDDI: “ Wariyihii Wareysiga iga qaaday wuxuu ahaa khaa’in, wuxuuna ii sheegtay hay’ad uusan ka tirsaneyn”
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi
Jimco, July 19, 2013— Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa dhawaan waxaa uu wareysi siiyay Radio Al-furqaan oo ah Idaacad ay maamusho Al-shabaab, wareysigaasna wuxuu ahaa mid kulul oo su’aalo adag lagu weydiiyay Prof. Geeddi.
Su’aalaha aan soo qaadan karno ee wareysigaas lagu weydiiyay waxaa ka mid ahaa in intii uu Ra’iisal Wasaaraha ka ahaa Soomaaliy uu dalka Soomaaliya ku soo hoggaamiyay ciidamo Itoobiyaan ah, isla markaana uu xasuuq geystay.
Haddaba markii uu shaacay wareysigaas ayuu Ra’iisal Wasaare Geeddi bixiyay wareysi kale oo uu ku sheegayo in wariyaha wareysigaas ka qaaday uu ahaa khaa'in, isla markaana uu u sheegtay hay’ad warbahineed uusan ka tirsaneyn.
“Waxaan ugu baaqayaa siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee kuwa noocaas oo kale ka digtoonaadaan, isla markaana ay iska hubiyaan qofka ay wareysiga siinayaan, waxaana uga tacsiyeynayaa umadda Soomaaliyeed in ay raalli ka noqdaan wixii ay iga maqleen, aniga oo ogsoon in ay isleeyihiin Cali Maxamed Geeddi maxaa ku dhacay" ayuu yiri Prof. Geeddi.
DHEGEYSO WAREYSIGII HORE
DHEGEYSO WAREYSIGII DAMBE
------------------------------------------------------
This interior minister is playing with fire this man is the guy who messed up the Kismayu issue its the same guy who deployed forces from his clan to shabeellada hoose just weeks ago and now he wants to get rid of Tarzan.. We'll see whats gonna happen in this dangerous political game.
Tarsan oo la xaqiijiyey in shaqada laga qaaday.
Ilo wareedyo muhiim ayaa u xaqiijiyay Jowhar.com in la dhameystiray qorshayaashii xilka ka qaadista ee Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Tarsan oo muddo saddex sano xilkan hayay.
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga C/kariin Xuseen Guuleed ayaa qeyb ka ahaa Qorshahan xil ka qaadista Mr Tarsan oo dhowaan la sheegay inay isku dhaceen, kadib markii uu dib u soo magacaabay nin uu horay Tarsan xilka ka qaaday.
Sida ay sheegayaan wararka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo gaba gabeeyay la tashiyo ku saabsanaa magacaabista Duqa Muqdisho iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, iyadoo uu ugu cad cad yahay xubnaha xilkaas loo magacaabayo Jen. Xasan Maxamed Xuseen oo loo yaqaano Mungaab.
Warkan aan ka helnay ilaha lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in maalmaha soo socda laga yaabo in lagu dhawaaqo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho Jen. Mungaab oo hada haya xilka Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Ciidamada qalabka sida.
Jen. Mungaab oo ka soo jeeda mid ka mid ah beelaha Mudullood ayaa in muddo ah u xusul duubayay xilka Maamulka Gobolka, iyadoo beelaha Mudullood ay wadeen dadaalada la xiriiray sidii xilkaas loogu magacaabi lahaa.
Kulamo hoose oo ka dhacay Madaxtooyada ayaa dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya iyo beesha uu ka soo jeedo Mr Mungaab, kaasoo la sheegay in Madaxweynuhu ugu xaqiijiyay in xilkaas uu u magacaabayo.
Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Mr Mungaab loo gacan geliyay waraaqdiisa magacaabista, hase ahaatee aan wali la shaacin, waxaana arrintan xalay aad looga hadal hayay mid ka mid ah Hotelada Muqdisho oo dad siyaasiyiin, saraakiil iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka ay ku sheekeysanayeen wararka ku saabsan magacaabista aan wali la shaacin.
Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa xilka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho loo magacaabay bartamihii sanadkii 2010, xilligaasoo magaalada Muqdisho inteeda badan maamulayeen Al-Shabaab, iyadoo mudadii uu xilka hayay uu wax badan ka qabtay xaalada Muqdisho, gaar bilicda Muqdisho.
Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab) ayaa ka mid ahaa ardayadii ku soo waxbaratay dalka Sudan, waxaana Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ay isku dhowaayeen u magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida.
Somali news leader
http://www.jowhar.com
golfyare@gmail.com
[email]jowharcom@hotmail.com