The place looks awesome, you gotta give it to the whitey, he made a good business move. I have an itch to go live the life of a cowboy merc under his training there
SOOMALI WALEE MA CAQLIYEESATO BAL NINKAAS WUXUU DHULQAATAY OO UU XAJISTAY FIIRI BAL. DADKAYAGUNA WALI MA FAHANSANO OO WAA U SHAQAALE WAY LA QURXINAYAAN, WADANKIISO HOOYO UGAMA SUURTO GALI KARTO DHULKA INTAAS BAAXAD LEH INUU GATO AMA DHISTO HADUU NOLOSHIISA OO DHAN SHAQEEYO MILYAN SANADKII.AAWAY DADKAYAGII GANACSATADA AHAA. WWADAMADA REERGALBEEDKA AH HOTELADA AAN LACAJIBNO OO YAABKA LEH WAA APARTMENTIYO. BAL NINKAAS WUXUU DHUL QABSADAY DAY. SUBXAANA LAAH.RAGAYAGA KII BOQOL DOOLAR LASIIYO HABEEN IYO MAALIN BUU SHAQEEN. OO WAXAAN SUURTO GALI KARIN SUURTO GAL UGA DHIGI. WAA CARUURTAYADII WAXAY BIRI U NOQON LAHAAYEEN. AYAGAA BIRI WADANKII QARIIBKA NOQON, MAXUU DADKII UREEBAY BAL II SHEEGA, haday is habar wacan oo midkasta business usoo aadi soomaaliya, kuwo wax noo ogal oo xaqa yaga nasiinayana maha dawlad cadkayga noo gooynaysana ma heli doona walaahi ilaahay baa noomaqan, afrikadiii kale oo dhaymankooda inta ladhaho gura ka dibna biyaha lagu rusheen jiray sihalka xabo oo dhaymanka ah uu qarsaday looga soo daadiyo . kuuwaas oo kale baanu noqonaynaa.TAX MA KA BIXIYEY?
aniga fikradayda ahaan, ilaa dadka soomaaliteed ay wadan kooda ku suu noqdaan ama laysku soo noqda ma aanan ku tali yeen ajaanib halaga gado dhulka oo ganacsi haka sameestaan maxaayeelay, nin wadankiisii lacag xoogaa haystay oo wax ugoyn weyday ayaa somaaliya imaan oo fame ku noqon iyo bilyineer, dadkayagana sida afrikooyinka kale baa beeraha lagu qodan daba deedna dibada loo dhoofin wax soo saarka