Amisom rapes women in Xamar, TFG turns blindeye

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Amisom rapes women in Xamar, TFG turns blindeye

Post by AhlulbaytSoldier »

AMISOM ayaa ka jawaabtay eedeymo loo soo jeediyay oo ah in qaar ka mid ah ciidamadeeda ay kufsi kula kaceen haween Soomaali ah xerada Maslax ee magaalada Muqdisho.
Qoraal ka soo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in AMISOM ay ka warqabto eedeymo loo soo jeediyay.

Ergada Midowga Afrika waxa ay si xoog leh u cambaareynaysaa fal kasta oo ah kufsi ama xadgudub,arrintana ay si adag u qaadanayso maadaama uu waajib ka saaran yahay dhowrida haweenka iyo ilaalinta guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

“AMISOM iyo ciidamada qaranka Soomaaliya waxa ay sameeyeen koox wadajir ah oo baaritaan ku sameeya falkan,waxana laga qaadi doonaa tallaabada ku haboon haddii eedeymahan ay xaqiiqo noqdaan.”ayaa lagu yiri warka ka soo baxay AMISOM.

Warkan ka soo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in ciidamada nabad ilaalineed ay q aateen tababaro la xiriira anshaxa gaar ahaan arrimaha kufsiga ku saabsan. Sidoo kalana hore loo baray dhaqanka Soomaaliyeed kahor inta aan ciidamada la keenin dalka Soomaaliya.

Warkan ka soo baxay AMISOM ayaa waxa uu jawaab u yahay hadal uu R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ka sheegay kulan ay yeesheen qaar kamid ah golaha wasiirada kaasoo ah in dowlada Soomaaliya aysan u dulqaadanayn in falal kufsi ah lagula kaco haweenka Soomaaliyeed iyo wax walba oo lid ku ah xuquuqda aadanaha.

Dowlada Soomaliya waxa ay sheegtay in ay baaritaan wadajir ah la samaynayso AMISOM waxana ay u magacawday guddi heer wasiir ah oo ay guddoomiya ka tahay Marwo Maryan Qasim.
Waxana guddigan laga sugayaa in baaritaanka kadib ay u jawaab celiyaan R/wasaaraha Soomaaliya.






Dowlad ku sheega doesnt mind if many women are raped by amisom.
But i doubt it is rape. Perhaps these women needed jareers inside them. Just like the sluts in uk going after jamaicans and those sluts in usa after afro-americans.
User avatar
Sheikh Mustafa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1262
Joined: Sat Jul 19, 2008 2:40 pm

Re: Amisom rapes women in Xamar, TFG turns blindeye

Post by Sheikh Mustafa »

Istaaqufurullaah. This was a wadaad with Indhashareer mother who was a nursing a baby. She was abducted from the street of muqdisho, beaten and raped. She could be your mother or sister. Allah has promised a very harsh punishment for people like you who throw insults at pure women.

Was it her fault that she had to be abducted at gun point and taken to prison to be raped? you need to probably called that mother and ask for forgiveness Otherwise it will be you against her in the day of Judgement.

http://www.bbc.co.uk/somali/war/2013/08 ... ufsi.shtml
Last edited by Sheikh Mustafa on Thu Aug 15, 2013 2:18 pm, edited 1 time in total.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Amisom rapes women in Xamar, TFG turns blindeye

Post by AhlulbaytSoldier »

Sxb
I dont know about her case
But i was talking about hoes going to amisom camp for wasmo.
Same hoes are to be found in hargeisa going to xabashi offices.


Waa ceeb.
User avatar
Insomniac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3255
Joined: Mon Aug 05, 2013 10:57 am
Location: Auckland, New Zealand

Re: Amisom rapes women in Xamar, TFG turns blindeye

Post by Insomniac »

Where is Batman when you need him?
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Amisom rapes women in Xamar, TFG turns blindeye

Post by LeJusticier »

AhlulbaytSoldier
Waar ilaahay ka baqoo denbiga iska kala yaree!
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Amisom rapes women in Xamar, TFG turns blindeye

Post by Rabshoole »

Ahlulbayt this isn't a good look for you, tone it down sxb.
Last edited by Rabshoole on Thu Aug 15, 2013 5:28 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Vivacious
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5189
Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)

Re: Amisom rapes women in Xamar, TFG turns blindeye

Post by Vivacious »

AhlulbaytSoldier wrote:Sxb
I dont know about her case
But i was talking about hoes going to amisom camp for wasmo.
Same hoes are to be found in hargeisa going to xabashi offices.


Waa ceeb.
Adiga mingis maad qabtaa, waan kaa yaabee? :?
hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: Amisom rapes women in Xamar, TFG turns blindeye

Post by hydrogen »

AhlulbaytSoldier wrote: But i doubt it is rape. Perhaps these women needed jareers inside them. Just like the sluts in uk going after jamaicans and those sluts in usa after afro-americans.
"African Unity with One Passport, One President and One Border is my mission."

:?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”