Even The Turks Support Jubbaland Now..Promises Much Need Aid

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Even The Turks Support Jubbaland Now..Promises Much Need Aid

Post by oxymoron »

War Deg Deg– Dowlada Turkiga oo si gaara ugu balan qaadey Teegeero Maamulka Jubaland

Image

Warar Rasmi ah oo ay Howlwadeenada Puntlandi heleen ayaa sheegaya in kulamo ka dhacay Nairobi ay Dowlada
Turkigu u balan qaadey Maamulka Jubaland iney taageero buuxda u fidin doonaan shacabka Jubaland, inakstoo ay jiraan warar sheegaya in Markabkii Puntland lagasoo ceshey loo soo Xawiley Kismaayo hadana wararkaas ma ahan kuwo jira, Sargaal ka tirsan Jubaland oo Puntlandi la hadleen ayaa sheegey in Dowlada Turkigu ay bishii hore u balan qaadey iney taageerayaan Jubaland.
Sargaalku wuxuu sheegey in laga yaabo in Taageerada Jubaland ay Muqdisho soo marto maadaama Xarunta ugu wayn Turkigu ku leeyihiin Soomaaliya ay ku taal Muqdisho, Laakiin wuxuu Yiri “Jubaland Mucaawinada Turkiga way sugayaan horaana Turkigu ugu balan qaadeen, Waana Mucaawino aan ognahay Waxa ay tahay oo waa naloo sheegey, waxaana lagusoo hagaajinayaa Dowlada Jubaland, ma ahan mid ay cid kale soo direyso waa mid Dowlada Turkigu si toosa ugu soo direyso Jubaland, lagayaanee iney qayb ka tahay Mucaawino kasoo degtey Muqdisho oo Soomaali oo dhan loogu talagalay.”
Sida uu sargaalku noo sheegey Mucaawinada ku socota Jubaland waxaa kamid ah Agab Isbitaal oo dhamaystiran iyo Raashin.
Puntlandi.com
Kismaayo

http://puntlandi.com/war-deg-deg-dowlad ... -jubaland/
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”