Page 1 of 1

Is fahan-waagii Waqooyi iyo Koonfur (Mudalabkii)

Posted: Mon Aug 19, 2013 1:01 pm
by KingWaslawi
Old but still funny :D

Nin reer Xamar aha ayaa Makhaayad Burco ku taalla u soo qado doontay.
Markii uu fadhiistay waxaa u yimid inankii raashinka bixinayay (mudalabkii ama kabadhyeerigii) una sheeg@y waxa yaalla
waxaanu haynaa, Bariis, Baasto, hilib, suqaar, salaatooni, karaaciin, liibar, jiinge, Qalaabi, IWM
Ninkii reer xamar ahaa baa waydiiyay mudalbkii '' YAAKHII LIINGUE MA YAALLAA NOO! Inankii makhaayada ka shaqay-naayay ayaa intuu garan waayay ugu jawaabay. '' oo waa maxay liigu? Ninkii reer Xamarka ahaa ayaa odhanaaya '' Carrab waaye noo! :lol: :lol: intuu gacanta carrabka saaray yidhi Liingue Carrab ma haysaa Noo! .... Inankii makhaayada ayaa intuu iska dhaqaaqay yidhi '' jaw ninkii noolow maxaa aragti kuu laaban''
Inankii makhaayada ayaa iska shaqaystay oo hawshiisii sii watay. In mudda ah markii uu fadhiyay oo ninkii reer Xamarka ahaana filayo in wax loo soo wado , ayaa waxaa dareemay ninkii Makhaayadda lahaa oo Maqalka fadhiya in ninkan waageeniga u muuqdaa in doora meesha ku sug@yey in wax loo keeno.

Inankii makhaayadda ka shaqaynaayay ayuu u yeedhay oo ku yidhi '' waar hebelow maxaad ninkaa martida ah ee inta badan fadhiyey u siin wayday dalabkiisii?''''Kee'' ayaa yarkii mudalabka ahaa odhanayaa, saa waa kii reer xamarka ahaa oo Carrabkii doonaayay oo weli sidii u fadhiya! Inankii baa intuu cirkaa ka qayliyay ku yidhi ninkii maqalka fadhiyay ee lahaa makhaayadda '' Jaw, Waar yaanu carrabka kaa goosan, Wallaahi bal car oo agtiisa tag, bal inaad billaa Carrab ku soo noqon weydid!'' :lol: :lol:

Re: Is fahan-waagii Waqooyi iyo Koonfur (Mudalabkii)

Posted: Mon Aug 19, 2013 1:44 pm
by KingWaslawi
Who moved this thread?

What does this to do with politics? :?

Re: Is fahan-waagii Waqooyi iyo Koonfur (Mudalabkii)

Posted: Mon Aug 19, 2013 1:53 pm
by wiyeer
KingWaslawi wrote:Old but still funny :D

sheekada ku noqo sxb these things are not served in Burco

Re: Is fahan-waagii Waqooyi iyo Koonfur (Mudalabkii)

Posted: Mon Aug 19, 2013 3:14 pm
by KingWaslawi
wiyeer wrote:

Ninkii cunay ayuun baa garanaaya in lagu hayo iyo in kale. Kii kalena looga sheekayn maayo. Waxaanse u malaynayaa adigu xataa cuntooyinkaasi waxay yihiin ba maad fahmin ee waad ka dhex toostay uun.