Dabley Hubeysan ayaa duhurnimadii maanta gabar Cadaan ah ku dhaawacay degmada Hodan, iyagoo dilay labo ka mid ah ilaaladii la socotay, xilli ay ka soo baxday mid ka mid ah jaamacadaha ku yaala magaalada Muqdisho.
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerarkan, waxaana gabadha Ajnabiga la sheegayaa inay u dhalatay dalka Sweden, inkastoo aan si dhab ah loo xaqiijin karin.
Wararka ayaa sheegaya in gabadha ay ka soo baxday jaamacada Soomaaliya, waxaana dabley hubeysan la sheegay inay rasaas ku fureen.
Qof Goob jooge ah ayaa u sheegay Jowhar.com inuu indhihiisa saaray meydka labo ruux oo ahaa ilaalada gabadha iyo dhaawaceeda oo goobta laga qaaday.
Wararka qaar ayaa sheegaya in dableyda hubeysan ay doonayeen inay afduubtaan, hase ahaatee ay ilaaladii la socotay is hor-taageen.
Ma jirto ilaa iyo hada wax war ah oo ka soo baxay hey'adaha ammaanka dowladda, iyadoo goobta wax ka dhaceen ay gaareen ciidamada booliska iyo kuwa nabadsugida.
Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe.
Hutu Anarchists almost killed Swedish Chick
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
- Casanova25
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2778
- Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
- Location: **********************
Re: Hutu Anarchists almost killed Swedish Chick
When i read this from Balcad.com i laughed my ass off! I was just wondering what those men were thinking and plotting! how in the World can u just do Things like that! the entire place is surrounded with police and ciidaan! and they wanna kidnap in the middle of all this + its day light! bravery or stupidity maybe suicide!
-
- Posts: 198
- Joined: Thu Dec 13, 2012 9:28 pm
- Location: Got cookies?
Re: Hutu Anarchists almost killed Swedish Chick
U bitch made WE old school like Jim star & Switch Blaze.. 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 1174 Views
-
Last post by faqash_kid
-
- 3 Replies
- 463 Views
-
Last post by Khalid 5
-
- 7 Replies
- 632 Views
-
Last post by B-MAX
-
- 18 Replies
- 1822 Views
-
Last post by Af_libaax
-
- 10 Replies
- 1032 Views
-
Last post by waayeel101
-
- 24 Replies
- 916 Views
-
Last post by muktaar
-
- 8 Replies
- 415 Views
-
Last post by BOOOM
-
- 36 Replies
- 2626 Views
-
Last post by Shankaroon_614
-
- 1 Replies
- 374 Views
-
Last post by CoolPoison
-
- 6 Replies
- 2099 Views
-
Last post by qoraxeey