Jubbaland Stands With Puntland Cuts Ties With HAG
Posted: Sun Aug 25, 2013 6:51 am
Talks have failed.
APDATE LIVE:AXMED M.MADOOBE:3 Qodob lama tab tana Weye Dagaal Ayaana ka Xignaa”
Wararka Hadba Ku soo dhaca warqabadkani shabakada Wararka Marqaannews Aya aXaqiijinaya Inay Xubnaha Maaamulka Jubaland hooseta Ka Xariiqeen inay dagal gali doonan hadii dowlada ka hadasho 3 qodob oo rasmiya Ayna wada Hadalada Ku Soo qaado.
Waxay kala yahiin qodobadani
1- maamul Goboleedka jubaland iyo Madaxdiisa
2- amaanka shacabka jubaland
3- Xuduuda jubaland
Maamulka Jubaland waxay cadeeyeen Inay ilaa hada Iyaga wada Hadaladani ku Gogol xarayaan oo kaliya Inay dowlada noqonayso dowlada Soomaaliya Gobolkana Masuulka Yahay maamulka Jubaland,waxana arin tani Sicad u tageertay dowlada Itoobiya Oo sheegtay Inay amaanka Gobolkaasi gacanta Ugu jiro maamulkasi ayna Xiligani Fursad amaan Ugu jirto.
Wafdiga wada Hadalada Dowlada Ee uga Qeyb galaya Wada Hadaladani waxay sicad u sheegeen inay Iyaga Donayaan Inay xal ku Keenan wada Hadaladani lakiin aysan aqoonsanayn inuu maamulkasi Jubaland 4 sano xilka Hayo lakiin KMG U Ogol yahiin.
waxana Markaasi sicad uga xanaqay jubaland oo shirka Isaga Baxay kadib madaxda Dhex Dhexadinaysa Ayaa Dowlada fadaeralka soomaaliya Sheegay inaysan Xalka Soomaaliya Ku jirin isku tanasulid la’anta Jirta Dowladana Loga bahan yahay inay Aq basho go’amadani.
http://www.allmarqaan.com/