Page 1 of 1

DegDeg:Ciidamada Somali Naago Movement oo isku habar wacday!

Posted: Tue Aug 27, 2013 5:51 am
by AhlulbaytSoldier
Somaliland Interior Minister: "leave taleex or face the consequences"...
Somaliland Oo Sheegtay In M/Xigeenka Puntland Qaadi Doono Masuuliyadda wixii ka dhasha socdaalkiisa Taleex

“Waxaanu heegan gelinay Ciidammadayadda jiida hore, si aan loogu soo xad-gudbin xuduudda Somaliland”

Oog (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in ay tallaabo ka qaadi doonto Madaxweyne Ku xigeenka Puntland oo ay ku eedeysay inuu ku soo xad-gudbay xuduuda Somaliland, ka dib markii C/Samad Cali Shirre uu galabta soo gaadhay degmadda Taleex ee gobolka Sool.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-cadde waxa uu sidaasi ka sheegay mar uu galabta Saxaafadda kula hadlay degmadda Oog oo uu socdaal ku joogo.

“Waxaan Jecelahay inaan digniin u jeediyo madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland oo la sheegay inuu ku soo xad-gudbay xuduudda Somaliland oo uu yimid Taleex, waxaanu leenahay arrintani waa mid ka hor imanaysa daris-wanaagii noo dhaxeeyay annagga (Somaliland) iyo Soomaaliya. Waxaanan u arragnaa inay tahay daan-daansi,”ayuu Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland.

Wasiir Cali Waran-cadde oo hadalkiisa sii watay waxa uu intaasi ku ladhay “Arrintani (socdaalka madaxweyne Ku xigeenka Puntland) waxay halis ku noqonaysaa nabad-gelyadda deegaanka Taleex ka jirtay. Waxaanu u sheegaynaa mar haddii sidaasi dhacday in Madaxweyne Ku xigeenkaasi masuul ka yahay wixii halkaasi ka yimaadda.”

Wasiirku waxa uu sheegay inay heegan culus geliyeen ciidammadda qaranka ee jiida hore “Waxaanu heegan gelinay Ciidammadayadda jiida hore, si aan loogu soo xad-gudbin xuduudda Somaliland. Waayo xuduudda Somaliland waa xuduud caalami ah, waana xuduuddii Ingiriiskii ka tagay.”

Mr. Cali Waran-cadde waxa uu tilmaamay in Somaliland iyo Soomaaliya ay kala leeyihiin soohdimo mucayin ah, cidii ku soo xad-gudubta xadka Somaliland-na ay ciidammadda qaranku tallaabo adag ka qaadi doonaan.






Deadly Cat Fight between Habros vs Bintis :whew:

Re: DegDeg:Ciidamada Somali Naago Movement oo isku habar wac

Posted: Tue Aug 27, 2013 5:56 am
by AhlulbaytSoldier
The Cat in the box is Habroland, the invading cat Bintis wants to take her box( Hargeisa, Burco, Berbera) by force.

Image

Re: DegDeg:Ciidamada Somali Naago Movement oo isku habar wac

Posted: Tue Aug 27, 2013 5:57 am
by hargaysaay
Thats right a meaningless cat fighting it should be , otherwise if we barbarically slaughter each other we might find our selves in that unfortunate
Situation where Ugandans patrol and safeguard our streets , Now that you are a distinguished Somali Patriot you don't wanna see that happen right . :D :som:

Re: DegDeg:Ciidamada Somali Naago Movement oo isku habar wac

Posted: Tue Aug 27, 2013 6:01 am
by AhlulbaytSoldier
Bintis showing new moves learned from Master Yoda aka Cadde Muuse:
Image

But Habros is not scared, she is not giving up:
Image



Unfortunately Shit just got real:
Image

Re: DegDeg:Ciidamada Somali Naago Movement oo isku habar wac

Posted: Tue Aug 27, 2013 6:28 am
by Casanova25
Bintis the suicidal cat
Image

Re: DegDeg:Ciidamada Somali Naago Movement oo isku habar wac

Posted: Tue Aug 27, 2013 9:51 am
by AbkoowDhiblaawe
somali naago movement :dead:

Re: DegDeg:Ciidamada Somali Naago Movement oo isku habar wac

Posted: Tue Aug 27, 2013 6:33 pm
by Rabshoole
:lol: :lol:

Re: DegDeg:Ciidamada Somali Naago Movement oo isku habar wac

Posted: Tue Aug 27, 2013 6:43 pm
by OjOO
@ binti vs habro :russ: