Page 1 of 1

Dawlada Soomaaliya oo Shir uqabanayso Puntland

Posted: Thu Aug 29, 2013 5:52 am
by Sheikh Mustafa
Sida aynu wararka kuhelayno, Dawlada soomaaliya ayaa shir layeelanayso Cabdiraxmaan Faroole si Maamul Kumeel gaar ah loogu sameeyo oo layiraah

Interim Punt Administration. Ereyga Land ayaa laga reebayaah waxaana gudoomiye looga dhigayaah Gobolka Nugaal, Bari iyo dhanka gaalkacyo for a period of not more than two years.

Re: Dawlada Soomaaliya oo Shir uqabanayso Puntland

Posted: Thu Aug 29, 2013 5:58 am
by Individual
State your source!