Powerful Clan from Bay & Bakool withdraws support for Govt
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Powerful Clan from Bay & Bakool withdraws support for Govt
BEELAHA DIGIL IYO MIRIFLE OO KALSOONIDII KALA LAABTAY DAWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA +DHAGEYSO WAREYSIGA
Published on August 29, 2013 by Maalik Som · 17 Comments
Baydhabo (Sh M Network)—Beelaha Digil iyo Mirifle ee ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa Maanta sheegay in ay kalsoonida kala laabteen Dowladda Federaalka Soomaaliya uguna baaqeen Xildhibaanada iyo Wasiirada ka soo jeeda Beelahaasi in 24 saac gudahood ah ay ku yimaadaan Magaalada Baydhabo iyadoo Arrintan ay timid maanta kadib markii kulan ballaaran ay ku yeesheen Malaaqyada. Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Beelahaasi Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
Afhayeenka Beelaha Digil iyo Mirifle Malaaq Cali C/raxmaan Cali Shiino oo wareysi Gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho kulanka kadib ayaa sheegay in Kulankoodii maanta ay ku cambaareeyeen Shirkii Shalay ku soo dhamaaday Magaalada Addis Ababa una dhexeeyay DFS iyo Axmed Madoobe go’aanadii ka soo baxayna uu ku tilmaamay mid Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku bixisay Dhulkii Digil iyo Mirifle.
Malaaq Cali Shiino waxa uu sheegay qodobadii ka soo baxay Shirkooda maanta ay ka mid yihiin inay kalsoonidii kala laabteen DFS, in Wasiirada iyo Xildhibaanada ka soo jeeda Beelahaasi ay yimaadaan magaalada Baydhabo iyo inaysan imaan Karin Xubnaha kale ee Dowladda Federaalka Gobolada Baay iyo Bakool isagoo intaasi ku daray in Siyaasiyiinta ka soo jeeda Beelahaasi ee aan imaan Baydhabo ay la mid yihiin Xubnaha kale ee Dowladda ee loo diiday inay tagaan Gobolada Baay iyo Bakool.
Afhayeenka Beelaha Bay iyo Bakool waxa uu sheegay in sababta ugu weyn Shirkaas ay u qabteen inay tahay kadib markii dhawaan uu Madaxweynaha Puntland uu ka dhawaajiyay in Kalsoonidii uu kala laabtay DFS uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku maslaxeeyay Dhulkii Digil iyo Mirifle C/raxmaan Faroole waa sida uu hadalka u dhigay isagoo ugu dambeyntii sheegay in maalinta Jimcaha ah ay dhigi doonaan Banaanbaxyo ka dhan ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

- manaxe88
- SomaliNetizen
- Posts: 367
- Joined: Fri Oct 12, 2012 10:02 pm
- Location: chilling in DASHEEG WAAMO
Re: Powerful Clan from Bay & Bakool withdraws support for Go
bakool seddex degmo ka mid ah baa dowlada laga taageri doonaa insha allah..gov are free to come to elbarde
- Sheikh Mustafa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1262
- Joined: Sat Jul 19, 2008 2:40 pm
Re: Powerful Clan from Bay & Bakool withdraws support for Go
Wallee dawladaan dhibaato aa haysato. Markii ay beel maslaxdaba midbaa isbuufisa. See wax layeelaa marka.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Powerful Clan from Bay & Bakool withdraws support for Go
Bro this is more serious problem than the ogaden issue.
Raxanwein is a clan not to mess with. They will literally destroy the socalled govt.
Raxanwein is a clan not to mess with. They will literally destroy the socalled govt.
- manaxe88
- SomaliNetizen
- Posts: 367
- Joined: Fri Oct 12, 2012 10:02 pm
- Location: chilling in DASHEEG WAAMO
Re: Powerful Clan from Bay & Bakool withdraws support for Go
raxanweyn are not more powerful than ogaden..they think they own gedo but ogadens live part of bakool too and we can claim that too. D and M should accept the agreement otherwise ha qeylqeylyaan lol
Re: Powerful Clan from Bay & Bakool withdraws support for Go

These people cannot be serious
Re: Powerful Clan from Bay & Bakool withdraws support for Go
manaxe88 wrote:raxanweyn are not more powerful than ogaden..they think they own gedo but ogadens live part of bakool too and we can claim that too. D and M should accept the agreement otherwise ha qeylqeylyaan lol

dadkaan illeen ma xishoodaan. Haamaankaa tahay was

Re: Powerful Clan from Bay & Bakool withdraws support for Go
I love My D&M, but damn its about time they get it through their heads this 'Koonfur Galbeed' six region state just isn't going to happen now or ever. Bay/Bakool together makes sense, maybe even adding Shabelle Hoose possibly. But Gedo/Jubbas too is just a pipe dream.
- manaxe88
- SomaliNetizen
- Posts: 367
- Joined: Fri Oct 12, 2012 10:02 pm
- Location: chilling in DASHEEG WAAMO
Re: Powerful Clan from Bay & Bakool withdraws support for Go
waryaa do you know ceel barde..cowlyahan reer afgaab baa dego waa border ka afdheer iyo somalia..what is funnyGIJaamac wrote:manaxe88 wrote:raxanweyn are not more powerful than ogaden..they think they own gedo but ogadens live part of bakool too and we can claim that too. D and M should accept the agreement otherwise ha qeylqeylyaan lol![]()
![]()
![]()
dadkaan illeen ma xishoodaan. Haamaankaa tahay was
Re: Powerful Clan from Bay & Bakool withdraws support for Go
Sxb sheeko beeraley nuguma socoto anaga. Just show me a satellite picture of Badhaadhe and i'll believe what you saymanaxe88 wrote:waryaa do you know ceel barde..cowlyahan reer afgaab baa dego waa border ka afdheer iyo somalia..what is funnyGIJaamac wrote:manaxe88 wrote:raxanweyn are not more powerful than ogaden..they think they own gedo but ogadens live part of bakool too and we can claim that too. D and M should accept the agreement otherwise ha qeylqeylyaan lol![]()
![]()
![]()
dadkaan illeen ma xishoodaan. Haamaankaa tahay was

- manaxe88
- SomaliNetizen
- Posts: 367
- Joined: Fri Oct 12, 2012 10:02 pm
- Location: chilling in DASHEEG WAAMO
Re: Powerful Clan from Bay & Bakool withdraws support for Go

sxb 3 districts that borders ethiopia waxaa dego ogaden cowlyahan that is celbarde, yed iyo aato.
btw badhaade is in jubbada hoose.
ogaden ma qeylyaan but they have their own regions and even if they make mamul for those we will be part of that. D and M runta wey oyihiin
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Powerful Clan from Bay & Bakool withdraws support for Go
Ogaden made peace with the Abgaal Govt.
Now warriorclan Raxanwein wants beef with the abgaal govt. Also Saleebaan is very anti-tfg now.
So things promise to become real interesting.
Now warriorclan Raxanwein wants beef with the abgaal govt. Also Saleebaan is very anti-tfg now.
So things promise to become real interesting.
Re: Powerful Clan from Bay & Bakool withdraws support for Go
Ahlulbayt, is this entertainment for you? 

Re: Powerful Clan from Bay & Bakool withdraws support for Go
manaxe
Waan ogahay in Badhaadhe J/hoose ay tahay,wax satellite pic ahna waad ka keeniwaysay. Listen man maangaabnimada iska dhaaf. Your adeer is a governor of interim admin who reports to HAGs in Villa Somalia. After 2 years codayn ayaa la qaadayaa. D&M are way more than jebertis in south Somalia. Marka wax walba ka filo. Koonfur-Galbeed state consisting of 6 provinces may become a reality. Laangaabow ciil u dhimo.
ps. few geeljires crossing the border to herd their camels doesn't mean you own the place, abooryohow
Waan ogahay in Badhaadhe J/hoose ay tahay,wax satellite pic ahna waad ka keeniwaysay. Listen man maangaabnimada iska dhaaf. Your adeer is a governor of interim admin who reports to HAGs in Villa Somalia. After 2 years codayn ayaa la qaadayaa. D&M are way more than jebertis in south Somalia. Marka wax walba ka filo. Koonfur-Galbeed state consisting of 6 provinces may become a reality. Laangaabow ciil u dhimo.

ps. few geeljires crossing the border to herd their camels doesn't mean you own the place, abooryohow
- manaxe88
- SomaliNetizen
- Posts: 367
- Joined: Fri Oct 12, 2012 10:02 pm
- Location: chilling in DASHEEG WAAMO
Re: Powerful Clan from Bay & Bakool withdraws support for Go
GI mamurmaynaa...waxaad tiri bakool ogaden ma dego anigana waan kuu sheegay hadaad rabtid raxaweynta xataa weydii. badhaadhane waa dhul makahil oo muran ku jirin ee sxb nagadaa sheekada malaa yacniga ah.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 21 Replies
- 1140 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 24 Replies
- 1534 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 3 Replies
- 605 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 0 Replies
- 340 Views
-
Last post by newsbot
-
- 24 Replies
- 1431 Views
-
Last post by Ina-Geel_Wase
-
- 28 Replies
- 7426 Views
-
Last post by SLQueen
-
- 1 Replies
- 760 Views
-
Last post by mahoka
-
- 4 Replies
- 623 Views
-
Last post by Strategic
-
- 2 Replies
- 419 Views
-
Last post by biko