Breaking news: Jamal Osman arrested in Puntland

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Breaking news: Jamal Osman arrested in Puntland

Post by hydrogen »

Image

Marques
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5840
Joined: Tue Apr 01, 2008 4:30 pm

Re: Breaking news: Jamal Osman arrested in Puntland

Post by Marques »

Apparently he's been criticized in the past for misinformation in his reports?
hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: Breaking news: Jamal Osman arrested in Puntland

Post by hydrogen »

I'm not sure about that, but he's a British Citizen so I wonder what the foreign office will say about this especially with the current journalist drama going on in Somalia.
hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: Breaking news: Jamal Osman arrested in Puntland

Post by hydrogen »

Ciidamada Puntland ayaa muddo kooban ku xiray magaalada Garowe Wariyeyaasha Jamaal Osman iyo Axmed Faarax oo u shaqeynayay Telefishinka Channel 4 ee laga leeyahay dalka Ingiriiska.

Xarigan ayaa ka dambeeyay markii Wariyeyaashan ay doobanayeen dood ka baxeysay mid ka mid ah Idaacadaha Maxaliga ee Puntland, iyadoo goobta ka kaxeeyeen Ciidamada Puntland.

Wararka ayaa sheegaya in xariga Wariyeyaashan uu ka dambeeyo Wsaiirka Warfaafinta Puntland, iyadoo wariyeyaashan la xirayo markii labaad afar cisho gudahood.

Jamaal Osman oo ka hadlay xarigiisa ayaa sheegay inuu ku jahwareeray ciidamada Puntland, isagoo xusay in saacado uu u xirnaa saakay, isla markaana habeen ka hor la xiray.

"Anagoo meel ka mid ah magaalada oo aan wax ka duubeynay ayaa nala xiray habeen hore, saakayna waa nala xiray, marka aad baa ugu jahwareeray, markii aan soo galeynay ayay na weydiiyeen Document, waan siinay, ma aqaan sidee wax u socdaan"ayuu yiri Jamaal Osman.

Jamaal Osman ayaa sheegay in markii u horeysay ay tahay oo lagu xiro Soomaaliya, isla markaana dhowr jeer oo hore u yimid Puntland, Hargeysa iyo Muqdisho oo aan waxba lagu yeelin, isla markaana uu la yaaban yahay sida haatan loola dhaqmay markii uu yimid Puntland.

Xoghayaha Ururka Saxaafada Puntland Burhaan Axmed Dahir ayaa wax laga xumaado xariga wariye Jamaal Osman iyo Axmed Faarax, isagoo ku eedeeyay inuu xarigaas ka dambeeyay Wasiirka Warfaafinta.

Mr Burhaan ayaa sheegay in wariyeyaashan ka hor inta aanay imaan ku soo wargeliyeen Puntland, gaar ahaan Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Warfaafinta, isla markaana socdaalkooda ahaa mid ay ku doonayeen inay warbixin kaga diyaariyaan dhibaatooyinka burcad badeedka ay reebeen.

Puntland ayaa lagu eedeeyaa inay caburiso wariyeyaasha, iyadoo dhowr jeer ay xabsiga dhigtay suxufiyiin, idaacado dhowr ahna albaabada u laabtay.

Ma ahan markii u horeysay ee Puntland lagu xiro Wariyeyaal, iyadoo dhowaan ay aheyd markii ay joojisay Wakiiladii Telefishinka Qaranka uga soo waramayay Puntland, isla markaana muddo 10-cisho shaqadooda hakisay.
http://www.jowhar.com/news.php?readmore=1251
User avatar
Gabre
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1642
Joined: Sun Jun 23, 2013 10:52 am
Location: Shores of Eretz Ogadenia, making aliyah
Contact:

Re: Breaking news: Jamal Osman arrested in Puntland

Post by Gabre »

In Puntland, like in the rest of Somalia, any critical reporting is "misinformation", and the journalists doing the reporting get jailed or killed.
User avatar
Hawdian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2491
Joined: Thu Jul 04, 2013 8:02 pm
Location: Berbera to Tis Abay with one step.

Re: Breaking news: Jamal Osman arrested in Puntland

Post by Hawdian »

Governor Farole is feeling the heat so he is taking his frustrations on the most vulnerable ones. He wants to silence them because no one reads Garoweonline.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”