Gabre wrote:Somalia: President Farole Jetted Back From Addis Ababa After Airport Officials Did Not Allow Him to Enter
The president of Somalia's semi-autonomous region of Puntland Abdutahman Mohamed Farolee has jetted back to Nairobi today after Ethiopian security officials rejected him to enter Addis Ababa, the Ethiopian capital. According to reliable sources in Addis Ababa, president Farole has flown from Nairobi, Kenya through Ethiopian Airline flight but he has returned back with his flight to Nairobi.
The Addis Ababa airport administration has informed president Farole and his delegation to return back because he did not hold an official invitation from Ethiopian government. After several attempts to negotiate with the airport administration, Puntland president has jetted back to Nairobi.
President Farole has been in Kenya for the past three days and was traveling to Addis Ababa to attend the ongoing talks between the federal government of Somalia and the Raskamboni militia commander.
Farole's visit to Addis Ababa was seen as disruptive against the reconciliation efforts in the country.
http://allafrica.com/stories/201309021479.html
Ceebey tacaal

There is the lies you like to tell yourself to make yourself sleep better at night, and than there is reality!!!
Just Today
Addis: Madaxweyne Farole oo la kulmay Tedros
2 Sep 2, 2013 - 2:03:30 PM
Wasiirka Arrimaha Dibada Ethiopia Tedros Adhanom ayaa caawa casho sharaf ugu sameeyey Hotel Sheraton ee Magaalada Addis ababa Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Maxamuud (Faroole) oo maanta booqasho rasmi ah ku yimi wadanka Ethiopia.
Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo madax banaan labada dhinac waxay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka taariikhiga ah ee ka dhaxeeya, Iskaashi dhaqan dhaqaale, Xaalada guud ee Dalka Soomaaliya marayo & sida ugu haboon ee umada Soomaaliyeed u soo ceshan karto karaamadii & kaalintii ay ku lahayd fagaarayaasha caalamka.
Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa uga mahadceliyey Dalka Ethiopia taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan yihiin markasta umada Soomaaliyeed si dib loogu soo celiyo xasiloonidii & kala danbayntii Dalka isagoo si gaar ah u amaanay kaalintii ay Ethiopia ka ciyaartay heshiiskii ay ku wada gaareen Addis Dowlada Federaalka Soomaaliya & Maamulka Juballand.
Dhankiisa Wasiirka Arrimaha Dibada Ethiopia wuxuu ku bogaadiyey Madaxweyne Faroole & Shacabka reer Puntland dadaalkii ay u galeen sidii looga bixi lahaa marxaladii Ku meel gaarka loona heli lahaa Dowlad rasmi ah & sida ay markasta uga go’an tahay inay sii wadaan dadaalkooda ku aadan sidii looga bixi lahaa dhibaatooyinka ragaadiyey Soomaaliya mudadii burburka.
Madaxweyne Faroole ayaa lagu wadaa maalinimada beri inuu la kulmo Raysal wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn si ay uga wada hadlaan xiriirka labada dhinac.
Kala soco Garowe Online Safarka Madaxweynaha Puntland ee dalalka deriska[/quote]