Page 1 of 2

Stressed-Out HAG President Begs Puntland For Talks..........

Posted: Fri Aug 30, 2013 10:10 am
by oxymoron
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH: “Dowladdu waxay ku howlan tahay sidii ay Puntland Wadahadallo ula furi lahayd"

Image
^^^Faroole got this nigga stressing, He hasn't been getting any sleep since Puntland said fuck off. :lol:

Jimco, August 30, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka hadlayay warbaahinta ku hadasha afka dowladda ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheynayso inay wadahadallo la furto maamulka Puntland oo dhawaan ku dhawaaqay inuu xiriirka u jaray.

Xasan Sheekh ayaa sidoo kale soo dhaweeyay heshiiskii ay dowladdu kula saxiixatay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya maamulkii hore ee Jubbooyinka, isagoo xusay inay qayb ka tahay horumarrada ay dowladdu ka gaartay dhinaca dib u heshiisiinta.

"Waxaan aad uga xunnahay hadalkii kasoo yeeray mas'uuliyiinta Puntland qaar ka mid ah, iyadoo la xusuuto in Puntland ay saldhig u ahayd tiirarkii lagu soo dhisay dowladda hadda jirta; kuna bixiyeen dadaal badan iyo maal, mana garan karo sababta hadalkaas ka keentay; balse waxaa socda qorshe aan ku doonayno inaan wadahadal kula furmo is arrinta keentay hadalkaas aan meesha uga saarno,” ayuu yiri madaxweyne Xasan.

Sidoo kale, madaxweynuhu wuxuu sheegay in dowladdu Somalia ay horay u muujisay sida ay raalliga uga tahay maamulkaas iyadoo halkaas ay isugu tageen madaxda dowladda, wuxuuse hadalka kasoo baxay ku tilmaamay mid aad looga xumaado.

“Bani’aadamn ayaan nahay waana macaamilaynaa haddii uu khalad dhaco waa laga wadahadli karaa waana la is-fahmi karaan, innaguna waxaan ku dadaalaynaa sidii aan uga daweyn lahayn waxyaabaha keenay in Puntland ay ku dhawaaqdo inay xiriirka u jartay dowladda,” ayuu madaxweynuhu ku daray hadalkiis.

Puntland ayaa toddobaadyo ka hor ku dhawaaqay inuu xiriirka u jaray dowladda Somalia oo uu ku eedeeyay arrimo kala duwan oo uu ka mid yahay wax ka badalka dastuurka dalka, iyadoo war kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland lagu sheegay in illaa cabashadooda la xalliyo aysan wax wada-shaqeyn ah la yeelanayn dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Iyadoo la xusuusto in madaxweynaha Puntland, C/raxmaan Faroole uu shalay sheegay inay dowladda dhexe ee Soomaaliya kasoo horjeeddo hirgelinta nidaamka federaaliisimka ayaa madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay arrintaas wuxuu sheegay in dowladdu ay raalli ka tahay in federaalkiisimka lagu baahiyo dalka oo dhan, wararka sheegaya in dowladdu ay ka soo horjeedana ay yihiin kuwo been ah oo la doonayo in shacabka jah-wareer lagu geliyo, isagoo xusay in dadka hadalladaas sheegaya looga baahan inay rayi'gooda caddeeyaan.

Dhanka kale, madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay heshiiskii magaalada Addis Ababa lagu gaaray Arbacadii lasoo dhaafay ayaa sheegay inuu yahay mid lagu xallinayo mashaakilaadka ka taagan Jubbooyinka, wuxuuna xusay in shirar dib u heshiisiin ah oo lagu dhameystirayo heshiiskaas ay ka kala dhici doonaan Muqdisho iyo Kismaayo.

Madaxweynaha oo ka hadlayay heshiiskii Addis Abaha ayaa yiri: "Heshiiskaas wuxuu ahaa mid meel dhexe la isugu yimid; iyadoo dowladdu wax badan ka tanasushay maamulkuna wuxuu ka tanaasulay wax badan oo uu jeclaan lahaa. Heshiiskaas wa billow ah wuuna sii socon doonaa inta laga dhameystirayo; dowladduna waxay diyaar u tahay inay ka hor-tagto wax kasta oo keenaya colaad kusoo laabata deegannadaas."

Heshiiska ay dowladda iyo maamulkii Jubbooyinka ku gaareen magaalada Addis Ababa ayaa waxaa qodobbadiisa ka mid ahaa in la sameeyo maamul KMG ah oo muddo laba sano ah ka taliyanaya deegaannadaas, kaasoo uu hoggaamin doono Sh. Axmed Maxamed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe).

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya

http://www.hiiraan.com/news/2013/Aug/wa ... -33129.htm

Re: Stressed-Out HAG President Begs Puntland For Talks......

Posted: Fri Aug 30, 2013 10:20 am
by oxymoron
Faroole has learn when hutus in Xamar don't want to listen or cooperate, best thing to do is go straight to their masters, in Nairobi iyo Addis Ababa. :eat:

One phone call from Nairobi iyo Addis Ababa got the President on his knees begging President Faroole. :mrgreen:

oxymoron wrote:Madaxweyne Faroole Iyo Ethiopian PM To Meet In Addis Ababa, Once His Official State Business In Nairobi Concludes.

Madaxweyne Faroole oo wali kulamo muhiim ah uga socdaan Nairobi iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya oo casumaad rasmi ah u sameeyey Dr. Faroole

Nairobi 30 Aug. 2013–Pi– IyadooWafdiga uu hogaaminayo Madaxweyne Faroole ay tan iyo Isniintii ku suganaayeen Nairobi, kulamo kala gadisana ay la qaateen Beesha Caalamka ayaa hadana Madaxweynuhu wuxuu Axada u duulayaa Dalka Itoobiya halkaasoo uu casumaad rasmi ah ka heley Raysal wasaaraha Itoobiya.
Madaxweyne Faroole oo uu weheliyo Wasiirka Caafimaadku waxay Isniintii,Talaadadii, Arbacadii iyo khamiistii shalay ahayd ay kulamo badan la qaateen beesha caalamka, Wasiirku xigeenka Arimaha Dibada Talyaaniga ay la kulmneen laba jeer oo kala gadisan, waxay kaloo la kulmeen in ka badan 25 Safiir, kulamada ayaa inta badan looga hadlayay Xaalada Soomaaliya.
Wafdiga Madaxweynuhu waxay Axada soo gabagabeynayaan booqashadooda Nairobi, waxayna u duulayaan Dalka Itoobiya waxaana casumay Raysal Wasaaraha Itoobiya.
Sawiro ka mid ah kulamadii Nairobi hoos ka daawo

Image
Image
Image
Image
Image

Re: Stressed-Out HAG President Begs Puntland For Talks......

Posted: Fri Aug 30, 2013 10:40 am
by MaliPirate
Did u know that by disrespecting our current president u wont get anything positive out of it. Any future MJ president will get same treatment as u give to Prez Hassan Sheikh. Think b4 u post something and stop bitching get a job :arrow:

Re: Stressed-Out HAG President Begs Puntland For Talks......

Posted: Fri Aug 30, 2013 11:52 am
by Sheikh Mustafa
MaliPirate wrote:Did u know that by disrespecting our current president u wont get anything positive out of it. Any future MJ president will get same treatment as u give to Prez Hassan Sheikh. Think b4 u post something and stop bitching get a job :arrow:
Future MJ President? In your dreams. They got that Opportunity Through bribed Warloads in 2006 and they brought Ethiopia to Muqdisho to bombed us. We trusted Ina abdirashid and Abdiweli Gaas and They became tribalistic in the end. Just get it from me walaal, MJ cannot get any Votes to be president ever. The only Clan whoever Vote for them Is Arab Saalax who only get 6 votes on the Minority Side.

Which Clan do you think will vote for MJ president.

Re: Stressed-Out HAG President Begs Puntland For Talks......

Posted: Fri Aug 30, 2013 12:35 pm
by xiimaaya
Hutus are shitting their pants now :dj: :lol:

Re: Stressed-Out HAG President Begs Puntland For Talks......

Posted: Fri Aug 30, 2013 12:43 pm
by Sheikh Mustafa
xiimaaya wrote:Hawiye are shitting their pants now :dj: :lol:
Image You are right. Hawiye are scared of Odayaal Chinese ah oo laysla soo masawiro.

Re: Stressed-Out HAG President Begs Puntland For Talks......

Posted: Fri Aug 30, 2013 12:47 pm
by xiimaaya
Sheikh Mustafa wrote:
xiimaaya wrote:Hawiye are shitting their pants now :dj: :lol:
Image You are right. Hawiye are scared of Odayaal Chinese ah oo laysla soo masawiro.
chings runs the world.. Put it this way anything you use is made by chings , one way or the other. :lol:

Re: Stressed-Out HAG President Begs Puntland For Talks......

Posted: Fri Aug 30, 2013 1:26 pm
by GAMES
These Majerteens are really something else. And i use to respect and think they were at least politically shrewd, but they have been on a downward spiral for the 3.5yrs.

Oxymoron, i have told you before and i will tell you AGAIN, CULUSOW got what he wanted and your Abti Farole was sidelined again. At the end, Culusow and the government got their way in Jubbaland. And even Ahmed Madoobe said

As a president, Sheikh Hassan has to say he wants political discussion with Faroole, because it would show he is the bigger man who is the symbolic ruler of all Somalia. Just like when he came to GAROOWE and held talks, or met with Faroole. Again, he's the presidency.

Again, you people are being very emotional and can't see beyond ur lil crying, but look at the bigger picture. Faroole is going to be downfall of your Puntland, and i wouldn't even be surprised if he's somehow aligned with Xamar to make you guys' look like lil bunch of retards.

Faroole say's and does stuff without even thinking about the consequence, who does that? LooL. But enjoy your lil mucaaradnimo, because that's all you have left.....the president said you can't drill anywhere without the national government knowing about it first, you weren't invited into that Somaliland/Somalia meeting. LoooL, slowly but surely, you are going to be isolated........


And forget about a MAJERTEEN president in 2016, or even 2020, you guy's have to earn the respect of all Somalia, before you could be trusted with anything. :)

Re: Stressed-Out HAG President Begs Puntland For Talks......

Posted: Fri Aug 30, 2013 2:01 pm
by original dervish
Hassan Sheikh is not sincere in his offer for talks.
This is all about keeping the foreign gravy train running.

Re: Stressed-Out HAG President Begs Puntland For Talks......

Posted: Fri Aug 30, 2013 2:35 pm
by quark
:pac: earn respect kulaha, war keep the xamar presidency 4 forever

Re: Stressed-Out HAG President Begs Puntland For Talks......

Posted: Sat Aug 31, 2013 2:28 am
by oxymoron
Image

There is a good reason the bitch ain't smiling anymore. :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Stressed-Out HAG President Begs Puntland For Talks......

Posted: Sat Aug 31, 2013 2:37 am
by Bermooda
Gamer deep down they know it is
Image

Image number 2 :pac:

Re: Stressed-Out HAG President Begs Puntland For Talks......

Posted: Sat Aug 31, 2013 2:43 am
by oxymoron
quark wrote::pac: earn respect kulaha, war keep the xamar presidency 4 forever
Xamar is signing it's own oil deals so is Puntland, and Mudane Faroole told the Donkey iyo the International Community.
Farole said the current constitution forbids Mogadishu from awarding oil contracts to foreign firms across the nation while it is still negotiating how future oil revenues will be shared with the regions.

Oil companies that did strike a deal with Mogadishu and tried to work in Puntland would be prevented, he said. "We will physically stop them," he said, without giving details.
Check Mate!

Re: Stressed-Out HAG President Begs Puntland For Talks......

Posted: Sat Aug 31, 2013 2:56 am
by Insomniac
How many presidents are there in Somalia?

Re: Stressed-Out HAG President Begs Puntland For Talks......

Posted: Sat Aug 31, 2013 3:07 am
by Bermooda
Inso 1 for the Country 1 for the Secessionists 1 for the Stealth Secessionists 2 for the Road Blockers would of been 1 more but :whew: he was Degraded.