Page 1 of 1

Alshabaab beheads high official of RasKibaki

Posted: Tue Sep 03, 2013 6:10 am
by AhlulbaytSoldier
Al-Shabaab oo gowracay Gudoomiye deegaan hoos taga degmada Afmadow


Wararka ka imaanaya degmada Afmadow ayaa sheegaya in Xoogag ka tirsan Al-Shabaab ku gowraceen Gudoomiye deegaan oo hoos taga degmadaas, kadib markii ay kaxaysteen.

Sida wararku sheegayaan Gudoomiyaha deegaanka Shabaax oo lagu magacaabi jiray Khadar Xaaji C/llaahi Aw-daahir ayaa la gowracay shalay galab, xilli war biyood deegaanka ku yaala uu ka soo doonto biyo, halkaasoo ay ka wateen xoogag ka tirsan Shabaab.

Wariye madax banaan oo ku sugan Jubada Hoose ayaa sheegay in meydka ninkan lagu arkay meel ku dhow warta, isla markaana ahaa mas'uul ka tirsanaa maamulka degmada Afmadow.

Deegaanka Shabaax ayaa ah meel dad xoolo dhaqato degan yihiin, waxaa kui yaala war biyood ay xoolaha biyaha ka cabaan.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay maamulka degmada Afmadow oo ku aadan gudoomiye deegaanka la gowracay, waxaana dhacdadan aad uga argagaxay dadka deegaanka.
:damn:


High official of Raskibaki meets his destiny.

Re: Alshabaab beheads high official of RasKibaki

Posted: Tue Sep 03, 2013 6:21 am
by afisoone
Ahlulbayt ma mooryaanta ayaa kamid ahaan jirtay. Mooryaanka hal mar ayuu soo hanuunaa, waa markuu rabo inuu qof masaajid ku dilo..

Re: Alshabaab beheads high official of RasKibaki

Posted: Tue Sep 03, 2013 6:26 am
by AhlulbaytSoldier
Afisoone ibn Sh.Sharif Sh.Axmed,

Mooryaanta waa cadowgeena. :up:

Re: Alshabaab beheads high official of RasKibaki

Posted: Tue Sep 03, 2013 6:30 am
by manaxe88
how is that even funny :( AUN maskiinka amin

Re: Alshabaab beheads high official of RasKibaki

Posted: Tue Sep 03, 2013 6:31 am
by AhlulbaytSoldier
manaxe88 wrote:how is that even funny :( AUN maskiinka amin
Its not funny, its shocking.

:shock:

Re: Alshabaab beheads high official of RasKibaki

Posted: Tue Sep 03, 2013 6:53 am
by Bermooda
For water :wow: couldn't he find someone to fetch it for him.

These officials are reckless i remember 1 also that met the same fate after he was caught on his way to his job in a Mini Buss :snoop:

Re: Alshabaab beheads high official of RasKibaki

Posted: Tue Sep 03, 2013 7:42 am
by AhlulbaytSoldier
BoyzNTheHood wrote:For water :wow: couldn't he find someone to fetch it for him.

These officials are reckless i remember 1 also that met the same fate after he was caught on his way to his job in a Mini Buss :snoop:

You cant stop malakul mawt.
Weither you die by beheading or in sleep.