Madaxweyne Sheeko Xariir is scared, so he took helicopter

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Madaxweyne Sheeko Xariir is scared, so he took helicopter

Post by AhlulbaytSoldier »

Wafdigii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii diyaarad Helicopter ah ay ka soo qaaday magaalada Marka, halkaasoo uu shalay gaaray.

Madaxweynaha iyo xubno ka mid ah wafdigiisa ayaa diyaarada Helicopter ay ka soo dejisay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo qeybta kale ee wafdigiisa iyo kolonyadii u gelbisay magaalada Marka ay safar dhulka ah ku soo baxeen.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa markii u horeysay xalay ku hoyday magaalada Marka, halkaasoo uu kula kulmay odayaasha deegaanka, waxgaradka iyo qeybaha bulshada oo uu kala hadlay sidii loo hormarin lahaa gobolka, amniga iyo maamul dadka deegaanka soo doortaan.



I will not be killed until i finish my story :troll:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Madaxweyne Sheeko Xariir is scared, so he took helicopte

Post by AbdiWahab252 »

AhluBayt,

Adeer, I wanted to know your political views. You seem to change them every week. Please let me know whom you support, why ? Are you upset that your Adeer Xasan is still in 20 by 20 jail cell ?
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Madaxweyne Sheeko Xariir is scared, so he took helicopte

Post by AhlulbaytSoldier »

I support no one at the moment :smugfavre:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”