Gaarisa Mayor expected in Xamar, wtf is he coming for?
Posted: Thu Sep 05, 2013 3:49 pm
Hogaamiyaha Ururka Raskambooni ahna duqa Magaalada Gaarisa Axmed Madoobe ayaa lagu wadaa inuu maalmaha soo socda uu soo gaaro magaalada Muqdisho, taasoo noqoneysa markii u horeysay oo hogaamiyahan uu yimaado tan iyo markii Ciidamada Kenya sanadkii la soo dhaafay u ogoladeen in uu noqdo duqa magaalada Gaarisa .
Wararka qaar ayaa sheegaya in Axmed Madoobe iyo xubno ka tirsan Maamulkiisa ay maalinta berri ka qeyb galayaan xiritaanka shirweynaha qaran ee looga hadlayo mustaqbalka siyaasada Soomaaliya iyo sidii sanadka 2016 dalka doorasho uga dhici laheyd.
Duqa Magaalada Gaarisa Axmed Madoobe ayaa shalay ka sheegay magaalada **** inuu booqasho ku tagi doono magaalada Muqdisho, isla markaana Madaxweynaha uu imaanayo Kismaayo, isagoo ku kaftamay in xataa hadii Madaxweynuhu mashquulsan yahay ay Gaarisa u soo wadi doonaan.
Todobaadkii hore ayay aheyd markii magaalada Addis Ababa lagu saxiixay heshiis lagu soo afjaray xiisadii ka taagneyd magaalada Gaarisa iyo Maamulkii Gaarisaland, iyadoo qodobada lagu heshiiyay ay ka mid ahaayeen in Axmed Madoobe muddo labo sano hogaamiyo Maamulka GaarisaBantuLand, lix bilood uu maamulo Airporka Gaarisa.