Somali politicians blast at Turtle´s dalxiis

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Somali politicians blast at Turtle´s dalxiis

Post by AhlulbaytSoldier »

It is in the nature of every turtle to visit the sea, but all humans agree that when there is security problems you cannot go to the beach and take a swim.


C/llaahi Sh. Xasan "Madaxweynaha iyo wasiiradii dalxiis ayay u tageen Marka, xeebta ayay iska dheel dheelayeen"


Gudoomiyaha Isbaheysiga Nabada iyo Dimoqraadiga C/llaahi Sheekh Xasan ayaa ku tilmaamay booqashadii Madaxweynaha uu ku tagay magaalada Marka inuu ahaa mid dalxiis ah, isagoo ku eedeeyay hogaanka dowladda karti daro.

Siyaasiga C/llaahi Sheekh Xasan ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in mas'uuliyiintii dalka inay meel xeeb ah isaga damaashaadaan, iyadoo dalka ku jiro xaalad adag, isagoo soo hadal qaaday weerarkii lagu qaaday wafdiga Madaxweynaha ee Marka ku sii jeeday.

"Waxaa la yaab ah in Madaxweynihii dalka uu dalxiisayo uu damaashaad ku tagay xeebta, isaga iyo wasiiradii arrimaha gudaha, gaashaandhiga iyo garsoorka ay xeebta isaga dheel dheelayaan, iyagoo garamo xiran, meel 2-KM u jirta wafdiga Madaxweynaha lagu weeraray"ayuu yiri Siyaasiga C/llaahi Sheekh Xasan.

Sidoo kale waxaa uu sheegay inay layaab laheyd in Madaxweynihii oo cabsi ammaan looga soo kaxeeyay Marka, laguna soo qaaday diyaarad Helicopter ah lagu soo dhoweeyo garoonka, walibana Wasiirka arrimaha gudaha ku tilmaamay safarkooda mid si nabadgelyo ku soo dhamaaday.

"Wasiirka arrimaha gudaha waxaa leenahay dalka ma joogo xilligii todobaatameeyadii, wax walba dadka waa ka og yihiin, inuu yiraahdo safarkeenii guul ku soo dhamaatay, in Helicopter wafdigii Madaxweynaha looga soo qaado Marka, gawaaridiisa kale mar kale jidka loogu galo"ayuu mar kale yiri C/llaahi Sheekh Xasan.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Talaadadii booqasho hal cisho ah ku tagay magaalada Marka, waxaana wafdiga Madaxweynaha ay ku dabaasheen xeebta Marka, iyagoo aad u dhoola cadeyayay, waxaana siyaasiyiinta dhaliilsan dowladda ay sheegaan in mudadii sanadka aanay waxba qaban, isla markaana amaanka uu yahay mid faraha ka sii baxaya.


Turtle swimming with his other turtle friends±
Image
Colonel
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6708
Joined: Wed Jul 20, 2011 5:00 pm

Re: Somali politicians blast at Turtle´s dalxiis

Post by Colonel »

It is in the nature of every turtle to visit the sea, but all humans agree that when there is security problems you cannot go to the beach and take a swim.
:lol: :lol: :lol:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Somali politicians blast at Turtle´s dalxiis

Post by AbkoowDhiblaawe »

AhlulbaytSoldier wrote:It is in the nature of every turtle to visit the sea, but all humans agree that when there is security problems you cannot go to the beach and take a swim.


C/llaahi Sh. Xasan "Madaxweynaha iyo wasiiradii dalxiis ayay u tageen Marka, xeebta ayay iska dheel dheelayeen"


Gudoomiyaha Isbaheysiga Nabada iyo Dimoqraadiga C/llaahi Sheekh Xasan ayaa ku tilmaamay booqashadii Madaxweynaha uu ku tagay magaalada Marka inuu ahaa mid dalxiis ah, isagoo ku eedeeyay hogaanka dowladda karti daro.

Siyaasiga C/llaahi Sheekh Xasan ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in mas'uuliyiintii dalka inay meel xeeb ah isaga damaashaadaan, iyadoo dalka ku jiro xaalad adag, isagoo soo hadal qaaday weerarkii lagu qaaday wafdiga Madaxweynaha ee Marka ku sii jeeday.

"Waxaa la yaab ah in Madaxweynihii dalka uu dalxiisayo uu damaashaad ku tagay xeebta, isaga iyo wasiiradii arrimaha gudaha, gaashaandhiga iyo garsoorka ay xeebta isaga dheel dheelayaan, iyagoo garamo xiran, meel 2-KM u jirta wafdiga Madaxweynaha lagu weeraray"ayuu yiri Siyaasiga C/llaahi Sheekh Xasan.

Sidoo kale waxaa uu sheegay inay layaab laheyd in Madaxweynihii oo cabsi ammaan looga soo kaxeeyay Marka, laguna soo qaaday diyaarad Helicopter ah lagu soo dhoweeyo garoonka, walibana Wasiirka arrimaha gudaha ku tilmaamay safarkooda mid si nabadgelyo ku soo dhamaaday.

"Wasiirka arrimaha gudaha waxaa leenahay dalka ma joogo xilligii todobaatameeyadii, wax walba dadka waa ka og yihiin, inuu yiraahdo safarkeenii guul ku soo dhamaatay, in Helicopter wafdigii Madaxweynaha looga soo qaado Marka, gawaaridiisa kale mar kale jidka loogu galo"ayuu mar kale yiri C/llaahi Sheekh Xasan.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Talaadadii booqasho hal cisho ah ku tagay magaalada Marka, waxaana wafdiga Madaxweynaha ay ku dabaasheen xeebta Marka, iyagoo aad u dhoola cadeyayay, waxaana siyaasiyiinta dhaliilsan dowladda ay sheegaan in mudadii sanadka aanay waxba qaban, isla markaana amaanka uu yahay mid faraha ka sii baxaya.


Turtle swimming with his other turtle friends±
Image


:wow:

the orphan children of meles zenaawi are saying everything to attack the government- :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”