
Wuxuu dhacayaa sidatan hoos ku qoran:
Wuxuu dhacayaa - Isniin 16/09/2013
Saacada isu imaatinka - 10 ilaa 11 am
Sacada socodku bilaabanayo - 11:30 am
Saacada Mudaharaadku joogsanayo - 13:30 pm
Wuxuu ka dhacayaa Xarunta - PLACE POELAERT 1000 BRUSSELS(Bruxelles)