President of JL stated today that he is in Moqadisho to successfully conclude the Addis agreements, particularly with regard to reconciliation and state building arrangements which will open a door for a greater cooperation between JL and SFG in political, security and economic spheres.
Here is the full report :
Jubbaland Confirms Completion of Addisababa Agreements
Moderator: Moderators
Re: Jubbaland Confirms Completion of Addisababa Agreements
Both JL and SFG were reported to have completed the Casho Sharaf meeting.




Source : http://dhugasho.com/daawo-sawiradawarbi ... -ee-jubba/




Source : http://dhugasho.com/daawo-sawiradawarbi ... -ee-jubba/
Re: Jubbaland Confirms Completion of Addisababa Agreements
The president and the Vice president of JL and their delegates were welcomed at Adan Ade International Airport by delegates of SFG containing Ministers, MPs and Generals. It seems the Addis agreement has chance to be completed successfully.
Psss. See closely, the JL delegates are wearing the JL flag proudly.



Soure : http://puntlandi.com/daawo-sawirrada-si ... dhoweeyay/
Psss. See closely, the JL delegates are wearing the JL flag proudly.



Soure : http://puntlandi.com/daawo-sawirrada-si ... dhoweeyay/
Re: Jubbaland Confirms Completion of Addisababa Agreements
Voltage is somewhere crying himself to sleep somewhere
.

.


- metamorphosis
- SomaliNet Super
- Posts: 6039
- Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
- Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?
Re: Jubbaland Confirms Completion of Addisababa Agreements
How tall is the ciilmooge guy? Madoobe who is always taller than most people is over towered. 

Re: Jubbaland Confirms Completion of Addisababa Agreements
Jaaliyada JL ee Moqadisho oo gacmaha is qabsaday, indaha bulsho weynta Somaliyeed iyo caalamka soo jiitay mudana ku dayasho iyo bogaadin.
Rag waa kii marna is qabta, marna wada qadeeya.
Rag waa kii marna is qabta, marna wada qadeeya.

Muqdisho:Madax,siyaasiyiin, xildhibaano iyo waxgarad kasoo jeeda Jubooyinka oo maanta wadaqadeeyay
Source : http://dhanaan.com/muqdishomadaxsiyaasi ... aysawirro/
Re: Jubbaland Confirms Completion of Addisababa Agreements
Gogashii xamar taalay oo la soo laabay, loona rari doono Kismaayo. Shaqsiyaadkii ka mid ahaa Jaaliyada JL ee Moqadisho oo horay looga bartay mucaaradnimo iyo qar iska tuur ayaa hadda waxay ku soo dhaceen waddadii saxda aheyd taas oo sidii dhidibada loogu aasi lahaa dhismaha is maamul gobaleedka JL fududeyn doonta.
Haday ka dhabeeyaan is afgaradka buuxa ee lagaadhay, waxay JL ku talaabsan doontaa dhamaystirka maamul gobaleedka, adeega bulshada iyo xoojinta amniga.
JL duushay awoowe.
Haday ka dhabeeyaan is afgaradka buuxa ee lagaadhay, waxay JL ku talaabsan doontaa dhamaystirka maamul gobaleedka, adeega bulshada iyo xoojinta amniga.
JL duushay awoowe.

Kulamadii wadatashiga Jubba oo maanta soo dhamaaday(+Sawiro)
Published: September 10, 2013
Kn:Kulamadii ka socday magaalada Muqdisho oo looga danlahaa in lagu soo afjaro isfahamwaagii ka taagnaa Jubbooyinka ayaa maalintii saddexaad saaka ka bilawday xarunta nabad sugidda Qaranka oo ah meesha Hoggaanka Juba Axmed Maxamed Islaan uu ka daggan yahay Muqdisho.
Kulamadii maanta oo ay goobjoog ka ahaayeen qaarkood wasiiro dhawra oo loo xilsaaray ayaa dhamaantood kusoo dhamaaday is afgarad iyo isfaham guud.
Kadib kulamadii jaaliyadaha iyo oday dhaqameedyada ayaa waxaa waftigii Kismaayo ka timid Qadasharaf usameeyey odayo dhaqameedyo kasoo jeeda Jubbooyinka oo dhamaantood ahaa kuwii awal khilaafku ka dhaxeeyay maamulka Axmed in badana saxaafadda ka hadli jiray.
Qada sharafta kadib waxaa goobta ka hadlay Cabdiqaadir Sheekh Maxamed (Luga Dheere) isagoo soo dhaweeyey martida ugana mahadceliyay inay aqbaleen casuumadda. Lugadheere ayaa shaaciyay in waxii mucaarad ahaa iyo gogoshii Muqdisho ee arimaha Jubbooyinka in maanta waxii ka dambeeya la xiray gogoshiina loo raray magaalada Kismaayo.
Kuxigeenka 1aad ee Hoggaamiyaha Maamulka Juba oo ka hadlay ayaa isna amaanay hormarka dhanka nabadda iyo isfahamka dhexmaray maamulka iyo dadkooda. Kadibna waxaa hadal kooban ka jeediyay Hoggaamiye Axmed Maxamed Islaan oo u mahadceliyay odaya dhaqameedyada iyo gogosha. Axmed ayaa balanqaaday in gogosha Jubba Kismaayo laga furi doono waxwalbana lagu dhameyn doono halkaas.
Wasiirka Warfaafinta cabdullaahi Ciilmooge Xirsi oo madasha soo xiray ayaa ku dheeraaday muhiimadda nabadda iyo heshiisku u leeyahay dawladda iyo maamulka Juba. Waxuu wasiirku u mahadceliyay odaya dhaqameedyada iyo khaasatan Suldaan Luga dheere oo gogoshan gurigiisa ku fidayay.
Waxaa goobjoog ahaa xildhibaano badan, dumar iyo dhamaan saxaafadda gudaha ka hawlgasha waxuuna marag u ahaa qadadadani in lasoo afjaray kulamadii gaargaarka ahaa ee udhaxeeyey maamulka Juba iyo jaaliyadaha kusugan Xamar ee kasoo jeeda jubbooyinka.
Source : http://kismaayonews.com/2013/09/10/kula ... dhamaaday/
Re: Jubbaland Confirms Completion of Addisababa Agreements
Madexweynaha JL wuxuu soo afjaray safarkiisii ku aaddana dhamaystirka heshiiskii Addisaba, waxa uuna sheegay in guulo wax ku ool ah ka gaadheen.
Howlaha ay waftiga JL u tageen Moqaadisho wixii ka dhiman waxaa lagu dhamaystiri doonaa Kismaayo.
Warkii oo fidsan halkan ka daawo.
Howlaha ay waftiga JL u tageen Moqaadisho wixii ka dhiman waxaa lagu dhamaystiri doonaa Kismaayo.
Warkii oo fidsan halkan ka daawo.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 316 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 23 Replies
- 2186 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 19 Replies
- 2289 Views
-
Last post by HayWire
-
- 3 Replies
- 458 Views
-
Last post by maria from west side
-
- 38 Replies
- 4522 Views
-
Last post by PanSomaliNationalist
-
- 8 Replies
- 910 Views
-
Last post by Aseelah-Raaida
-
- 12 Replies
- 1098 Views
-
Last post by LightAtNight
-
- 4 Replies
- 801 Views
-
Last post by Estarix
-
- 1 Replies
- 1188 Views
-
Last post by theyuusuf143