Page 1 of 3
Waa Wax Laga Yaabo...
Posted: Sun Sep 08, 2013 8:27 am
by kambuli
Golahan oo dadka aan ka aqaana qof ahaan ay aad u yaryihiin, maxaa yeeley kuwa aan aqaano, anigaa aqaan ee iyagu ima yaqaanaan...Haddana waxaa dhacda in meeshan la isku maago, la isku aflagaadeeyo marmarka qaarkood. Dadku si dadban ayey qaarna heshiis u noqdaan qaar kalena ku harddamaan mararka qaarkoodna isu colaadiyaan. In badan dad aanu siyaasadda isku qabsano ayaaba jira.
Sidaan in badan idhi, waxaa jira hal qof oo aan qalbigeyga somehow ka cafiyi kari waayey...Nasiib darro ama aan idhaahdo ciilka I hayaa wuxuu yahay, qofkaas, marka uu/ay wax qoro/to si aan la qiyaasi Karin ayaan uGu bogaa, waxaad mooddaa sometimes inaanu in badan isku aragti ka nahay arrimaha Somaalia.. Waxaan is arkaa aniga oo madaxa u ruxaya qofka qoraalkiisa, kolkaasaan haddana cadhoodaa oo qalibiga iska idhaahdaa, ma qofkii aad ogeyd ayaadba akhriyeysaa qoraalkiisa oo weliba u bogeysaa...Ciil badanaa

Re: Waa Wax Laga Yaabo...
Posted: Sun Sep 08, 2013 8:29 am
by Twist
Just let it go, Kam; it aint worth it.
Re: Waa Wax Laga Yaabo...
Posted: Sun Sep 08, 2013 8:34 am
by Hyperactive
what twist said

Re: Waa Wax Laga Yaabo...
Posted: Sun Sep 08, 2013 8:41 am
by Lamagoodle
kambuli wrote:Golahan oo dadka aan ka aqaana qof ahaan ay aad u yaryihiin, maxaa yeeley kuwa aan aqaano, anigaa aqaan ee iyagu ima yaqaanaan...Haddana waxaa dhacda in meeshan la isku maago, la isku aflagaadeeyo marmarka qaarkood. Dadku si dadban ayey qaarna heshiis u noqdaan qaar kalena ku harddamaan mararka qaarkoodna isu colaadiyaan. In badan dad aanu siyaasadda isku qabsano ayaaba jira.
Sidaan in badan idhi, waxaa jira hal qof oo aan qalbigeyga somehow ka cafiyi kari waayey...Nasiib darro ama aan idhaahdo ciilka I hayaa wuxuu yahay, qofkaas, marka uu/ay wax qoro/to si aan la qiyaasi Karin ayaan uGu bogaa, waxaad mooddaa sometimes inaanu in badan isku aragti ka nahay arrimaha Somaalia.. Waxaan is arkaa aniga oo madaxa u ruxaya qofka qoraalkiisa, kolkaasaan haddana cadhoodaa oo qalibiga iska idhaahdaa, ma qofkii aad ogeyd ayaadba akhriyeysaa qoraalkiisa oo weliba u bogeysaa...Ciil badanaa

Waxaad moodaa inuu qofkaani boog aan bogsoonin kugu reebey. Waa yar yihiin dadka 100% isku ra'i ka ah wax waliba
Re: Waa Wax Laga Yaabo...
Posted: Sun Sep 08, 2013 9:12 am
by kambuli
Twist and Hyper,
I am trying huuno.. Dee qof aadanba garanyn, inuu cad yahay iyo inuu madow yahay, colaad aad u hayso, micno badanba samayn meyso, ee aniga ayaaba isla yaabsan...Waxaan uun rabay inaan ku nefiso goobtan....
Lamagoodle,
Waa sidaad u sheegtey, qofkaasi waanan ka fileyn, marka aad qofka xurmo u hayso, ee uu kuu gefo way ka culeys weyntahay, qof aadan awelba xurmo ka sugeyn....Sida ay Somaalidu ku maahmaahdu ee ah, ninkii lagu yidhi " Hebel baa ku caayey"..ee uu ku jawaabay " Awelba Col baanu ahayn"...
Dhinaca ra'yiga waa dhab in lagu kala duwan yahay, mana filayo in dadkoo dhami isku ra'yi noqdaan...
Re: Waa Wax Laga Yaabo...
Posted: Sun Sep 08, 2013 9:36 am
by Hyperactive
ee aniga ayaaba isla yaabsan...Waxaan uun rabay inaan ku nefiso goobtan....
lol kambuli, wallah runta kugu je'alahay. dameerka ka wa 7ay. mashallah.
Re: Waa Wax Laga Yaabo...
Posted: Sun Sep 08, 2013 9:42 am
by GAMES
Kambuuli, su'aal walaal. Fairfax, halkeed baad ka degentahay? I am coming there in few weeks insha'allah. Hadii aad igu casuuntid Skyline maxaad ka qabtaa?

Re: Waa Wax Laga Yaabo...
Posted: Sun Sep 08, 2013 10:03 am
by kambuli
Hyper,
Eeddo aniga iyo adiga markasta heshiis baan nahay
Gamer,
Scary! Scary! Scary! Sowdiga gurigeygii soo galay

Wouldn't it be nice if all of us come to Somalinet Convention where everyone has his tag-name displaying clearly ....There would have been a lot of "Ohs" and "Wow's" ..Can you imagine how our mental pictures we have on members would be shattered...

don't scare me again...
Re: Waa Wax Laga Yaabo...
Posted: Sun Sep 08, 2013 12:07 pm
by Lamagoodle
Kambuli, gartay. Reer koonfurta waxaay ku maahmaahaan; haddaan la kala roonaani rob ma da'en. Marka ka soco.
Fairfax ma tii ku taala N virginia oo webiga Potomac u dhoweydaa mise waa tii Kanada?
Re: Waa Wax Laga Yaabo...
Posted: Sun Sep 08, 2013 12:12 pm
by Insomniac
After spending a good part of an hour reading this thread, I still don't understand what is happening. Someone is getting bullied? Oh well.
Re: Waa Wax Laga Yaabo...
Posted: Sun Sep 08, 2013 12:14 pm
by Lamagoodle
Insomniac wrote:After spending a good part of an hour reading this thread, I still don't understand what is happening. Someone is getting bullied? Oh well.
You punch like a "fighter"

Re: Waa Wax Laga Yaabo...
Posted: Sun Sep 08, 2013 12:17 pm
by Insomniac
Kambuli's Somali is different man. I can read yours and Twist just fine.

I am going to re-read it.

Re: Waa Wax Laga Yaabo...
Posted: Sun Sep 08, 2013 12:20 pm
by Xaawoley
Kolay qof wayn ba tahay ee stop catching feelings over malaayanci shidh
Re: Waa Wax Laga Yaabo...
Posted: Sun Sep 08, 2013 12:34 pm
by AbkoowDhiblaawe
why do i got the feelings she's talking about AW?

Re: Waa Wax Laga Yaabo...
Posted: Sun Sep 08, 2013 12:36 pm
by Vivacious
Insomniac wrote:After spending a good part of an hour reading this thread, I still don't understand what is happening. Someone is getting bullied? Oh well.
Are you Somali horta?
Kambuli, we deal with such people we seem not to forgive in life. Forum is nothing. Just scroll down their posts and forget about them. Maskaxda yar ha daalinin.
