Page 1 of 1

Puntland President Iyo Delegation Meet With Djibou President

Posted: Tue Sep 10, 2013 2:21 am
by oxymoron
Madaxweyne Cumar Geelle oo la kulmay Wafdiga PL
9 Sep 9, 2013 - 2:40:11 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Dr. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta [Sep. 9] ku qaabilay xarunta Madaxtooyadda Djibouti wafdiga Dowladda Puntland uu hogaamiyo Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Farole. Wafdiga Puntland ayaa soo gaaray dalka Djibouti Sep. 7 waxaana madaarka Qeybta VIP-da kusoo dhaweeyey Wasiirka Cadaalada ee Djibouti Mr. Adan Xasan Adan.

Kulankaani ayaa waxaa looga wada hadlay arrimaha Soomaaliya iyo xiriirka Djibouti iyo Puntland ee wadashaqaynta dhinaca amniga iyo ganacsiga. Wafdiga Puntland ayaa sidoo kale ka qeybgalay xaflada furitaanka Dekedda Cusub ee Djibouti oo uu dhagax dhigay Madaxweynaha Djibouti Dr. Ismaaciil Cumar Gheelle [Sep. 8] waxaana casho sharaf ku casumay Rai'sul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdi Farax Shirdon [Sep. 7] oo safar ku joogay dalka Djibouti.

Wafdiga Puntland uu hogaamiyo Madaxweyne Farole ayaa isla caawa [Sep. 9] soo gaaray magaalada Dubai oo uu Sep. 9 waxaa ku soo dhaweeyey madaarka Dubai Qeybta VIP-da mas'uuliyiin ka socota Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka UAE (Imaaradka Carabta) iyadoo Shirka La dagaalanka Burcad badeedka uu ka furmayo magaalada Dubai Sep. 11-12, 2013, waxaana shirkaasi ka soo qeybgali doono Dowladaha Caalamka.

Wafdiga Puntland ayaa kasoo baxay Garowe Aug. 26, waxayna safar ku soo mareen Kenya, Ethiopia [Sep. 2] iyo Djibouti [Sep. 7], waxayna kulamo muhiim ah lasoo yeesheen madaxda dalalkaasi. Wafdiga Puntland uu hogaaminayo Madaxweyne Farole waxaa ka mid ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Gen. Cabdullahi Axmed Jamac Ilkajir, Wasiirka Caafimaadka Dr. Cali Cabdullahi Warsame, iyo Wasiirka Dekedaha iyo Ladagaalanka Burcad badeedka Siciid Maxamad Raage.

Image
Image
Image
Image

http://www.garoweonline.com/artman2/pub ... anka.shtml

Re: Puntland President Iyo Delegation Meet With Djibou Presi

Posted: Tue Sep 10, 2013 7:22 am
by Corruption1
Image

Image

Re: Puntland President Iyo Delegation Meet With Djibou Presi

Posted: Tue Sep 10, 2013 7:30 am
by 500ml
wtf ban this guy

Re: Puntland President Iyo Delegation Meet With Djibou Presi

Posted: Tue Sep 10, 2013 8:43 am
by SomaliDefenceCouncil
At-least its an improvement from Futoole prostituting himself to Ethiopia/Kenya. They've grow tired of him and rejected him, I mean who can stomach a beggar forever


The tiny Bosaso port has pretty much dried up, its dead, and Futoole refuses to leave office even though his five year term has expired.

In the end this is what happens to those who try and mess with us :stylin:
Image

Re: Puntland President Iyo Delegation Meet With Djibou Presi

Posted: Tue Sep 10, 2013 8:51 am
by quark
:umad:




Pres faroole :blessed: