Kulan ka dhacay Hoyga uu ka daganyahay magaalada Muqdisho Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba sheekh Axmed Madoobe iyo mid kamid ah beelaha dagan Jubbooyinka ayaa kusoo dhamaaday Fashil kadib markii ay labada dhinac isla fahmi waayeen qodobadii ay isla soo qaadeen.
Afhayeenka Odayaasha dhaqanka Jubbooyinka Suldaan Xuseen Xasan Naaleeye oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inaysan jirin wax labada dhinac isku afgarteen kulankaasina kusoo dhamaaday Fashil.
Dhanka kale Suldaan Naaleeye oo sheegta afhayeenka odayaasha Jubooyinka ayaa sheegay shir dib u heshiisiinta ay dowlada u qabanayso beelaha Jubooyinka in Liiska ay ka maqan yihiin beelihii ugu awooda badnaa gobalada Jubbooyinka oo uu ka xusay beelaha Habargidir,Abgaal,Duduble iyo Xawaadle.

http://saadaalnews.com/2013/09/10/dhaga ... ubboyinka/
The first part of the talks were unsuccessful, but Blackie will be pressured to accept our demands in these two years.
jebertis were told, it's our way or the highway. They were also showed that nothing happens in south Somalia without HAG's approval.
Runta way xanuun badantahay wallee.
