Puntland Delegation Headed By Amir Faroole In Brussels

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Puntland Delegation Headed By Amir Faroole In Brussels

Post by oxymoron »

Wafdi uu hogaaminaya Madaxweyne Faroole oo caawa ka duuley Dubai
Wafdiga Puntland uga qayb galaya shirka New Deal ee Bruxelse ayaa caawa ka duuley Dubia iyagoo kusii jeeda Dalka Belgium, Wafdiga Madaxweynaha ayaa beri subax (Axad) ku beegan Brussels.
Madaxweyne Faroole ayaa shirka khudbad dheer ka jeedin doona, khudbadaasoo ka hadleysa Puntland qorsheheeda shirka.
dhinaca kale Madaxweyne Xasan Sheikh oo isna dhiniciisa hogaaminaya Wafdiga Muqdisho ayaa caawa ka duuley Dubai, kuna si jeeda Belgium, labada Wafdi ee Puntland iyo Muqdisho waxay kala raaceen laba diyaaradood.

Puntlandi.com
Dubai

Image
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Puntland Delegation Headed By Amir Faroole In Brussels

Post by quark »

:myman:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”