Geledi Empire ruling 6 regions

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

DarthSomali
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 954
Joined: Thu Mar 15, 2012 1:43 pm
Location: Secession leads to Peace Let us go Seperate Paths

Geledi Empire ruling 6 regions

Post by DarthSomali »

Gabagebadii bannaanbaxa ayaa waxaa ka hadlay guddoomiye ku xigeenka gobolka Bay, ahna ku simaha guddoomiyaha gobolka, Ibraahim Macallin Nuurow (Shiinno), isagoo baaq u diray dhammaan beelaha dega gobollada Bay, Bakool, Gedo, Shabeellaha Hoose, Jubbada dhexe iyo Jubbada hoose inay kasoo qaybgalaan klanka ka socda Baydhabo ee maamulka lixda gobol lagu sameynayo.

Annagu ma nihin dhul boob iyo wax aan boobayno intaba, waxaan ogsoon nahay inay jiraan dad deegaan-wadaag nala ah oo Soomaali dhamaanteed ah kuwaas ayaana ugu yeeraynaa gogosha taalla Baydhabo,” ayuu Shiine Macallin ku yiri hadalka uu ka jeediyay dibadbaxa.

:myman:
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”