barre hiiraale
Posted: Tue Sep 17, 2013 10:45 am
shirka Brussels waxaa laga bafinayaa barre hiiraale. oo ay kasoo baxayaan warar kala duwan halka uu ku dambeeyay
wararka qaar waxay sheegayaan in uu goobweyn ku xanuunsanaayo. qaarna waxay sheegeen in al shabaab ay ka qaaday isgaarsiintii uu kula xiriiri jiray VOA-da . laguna xiray guri ku yaal baraawe. isku soo duub barre meel uu jaan iyo cirib dhigay waa la la'yahay.