Jawaari told shariif Sakiin goorma ayaad siisay Kalsoonida aad leedahay xukuumada ayaan kala noqonayaah? Baarlamaanka soo macodayn adiga oo joogtid mana lagaa guulaysan?“Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kalsoonida siiyay dowladda mana jirto cid kala laaban karta, kalsooni kala laabashada baarlamaanka waa mid ku xiran baarlamaanka, mana jirto arrin taas ku saabsan oo aan kawada hadalnay xubnihii aan kulanka yeellanay,” ayuu Prof. Jawaari hadalkiisa ku daray.
You guys know Jawaari is eelaay who are the laandheere of digil iyo Mirifle? Asharaaf are just assimilated Clan to Mirifle.