Page 1 of 1

Prof Jawaari waa Rageedii

Posted: Wed Sep 18, 2013 9:11 am
by Sheikh Mustafa
“Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kalsoonida siiyay dowladda mana jirto cid kala laaban karta, kalsooni kala laabashada baarlamaanka waa mid ku xiran baarlamaanka, mana jirto arrin taas ku saabsan oo aan kawada hadalnay xubnihii aan kulanka yeellanay,” ayuu Prof. Jawaari hadalkiisa ku daray.
Jawaari told shariif Sakiin goorma ayaad siisay Kalsoonida aad leedahay xukuumada ayaan kala noqonayaah? Baarlamaanka soo macodayn adiga oo joogtid mana lagaa guulaysan?


You guys know Jawaari is eelaay who are the laandheere of digil iyo Mirifle? Asharaaf are just assimilated Clan to Mirifle.

Re: Prof Jawaari waa Rageedii

Posted: Wed Sep 18, 2013 9:19 am
by Individual
What do you mean, I don't understand your statement in this thread, please explain to me brother!

Re: Prof Jawaari waa Rageedii

Posted: Wed Sep 18, 2013 9:34 am
by Sheikh Mustafa
Individual wrote:What do you mean, I don't understand your statement in this thread, please explain to me brother!
Shariif Sakiin was telling Jawaari that, Digil iyo mirifle Kalsoonida ayuu dawlada kala laaban doonaah bla bla bla and Jawaari told Sakiin Dawlada Kalsoonida baarlamaanka ayaa siiyay not Clans. So Cid ay dawladu kalsooni karabto majirto. It was given confidence by the parliament.

Re: Prof Jawaari waa Rageedii

Posted: Wed Sep 18, 2013 9:44 am
by Individual
Thanks sheik!

Re: Prof Jawaari waa Rageedii

Posted: Wed Sep 18, 2013 10:09 am
by The_Patriot
what about when Ximaan iyo xaar kalsonida kala noqotey dawlada?

Re: Prof Jawaari waa Rageedii

Posted: Wed Sep 18, 2013 10:13 am
by AbkoowDhiblaawe
who cares about what these looma ooyan elay are saying. :lol: