DAAWO SAWIRO” Xidiga reer Brazil Ronaldinho oo Ilkihii loo gaa-gaabiyay iyo isagoo qosol ku waashay

Xidiga reer Brazil Ronaldinho oo goor hore la shaaciyay in uu doonayo farsamo lagu gaabin karo Ilkihiisa ayaa waxa uu dhawaan Isbitaal ku yaalla dalka Brazil uu dib uhabeyn ku sameeyay Ilkaha Ronaldinho iyadoo qarashaadka ku baxay habeynta Ilkaha Ronaldinho lagu sheegay £36,000.



