Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo la Waregay deegaanka biyo ca

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Leopard2
Posts: 209
Joined: Sat Sep 07, 2013 11:16 pm
Location: between Basra's legs

Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo la Waregay deegaanka biyo ca

Post by Leopard2 »

Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo la Waregay deegaanka biyo cade ee Gobalka Sh/dhexe

Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Midoowga Africa ee AMISOM ayaa Maanta si rasmi ah ula wareegay Deegaanka Biyo Cade ee Gobalka Shabeelaha Dhaxe, oo ay ka arimin jireen ururka Al-Shabaab.

Mid ka mid ah Saraakiisha Hogaamineysa Howlgalka Maanta laga Fuliyay Deegaanka Biyo Cade oo lagu Magacaabo Maxamed maxmauud ayaa Warbaahinta u sheegay in Ururka Al-Shabaab ay ka saareen Deegaanka biyo Cade.

Sargaalka oo hadalkiisa wata ayaa sheegay ineey wadaan Qorshe Guud ahaan Gobalka Shabeelaha Dhaxe ay uga saarayaan Ururkas Al-Shabaab.

Mudooyinkii ugu danbeyay ururka Al-Shabaab ayaa laga saarayay Deegaano iyo Dagmooyin ay ka arimiyaan.

http://balcad.com/ciidamada-dowlada-soo ... e-shdhexe/
SomaliDefenceCouncil
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1913
Joined: Sun Sep 08, 2013 7:09 am

Re: Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo la Waregay deegaanka biy

Post by SomaliDefenceCouncil »

Guul :stylin:
User avatar
Leopard2
Posts: 209
Joined: Sat Sep 07, 2013 11:16 pm
Location: between Basra's legs

Re: Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo la Waregay deegaanka biy

Post by Leopard2 »

Hiiraan, and SH. dhexe Liberated the few rest of Hiiraan fleed to Galgaduud, they don't have moral to fight and believe me they were just few in a tuuloyin yar yar. maybe 200-250 populated tuuloyin.

there is like nothing to fight over. tuulo yar

The chapter of this Page named Al-shabaab is about to be closed and a new Era is about to come.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo la Waregay deegaanka biy

Post by AbkoowDhiblaawe »

where is biyocadde located?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”