NEW ADEN ADDE INT AIRPORT TERMINAL renders
Posted: Thu Sep 26, 2013 4:01 am
DAAWO SAWIRADA:-Naqshadda Cusub ee Sida uu Noqon Doono Garoonka Caalamiga ah ee Aaden Cadde
Published on September 26, 2013 by admin · No Comments · 1,274 views
Akhristayaasheena sharafta leh waxa aan halkan idiinku soo gudbineynaa Naqshadda Cusub ee Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde sida uu noqon doono muddo ka yar sanad.
Shirkadda laga leeyahay dalka Turkiga ee FAVORI LLC ayy dawladdu heshiis kula gashay maamulka hawlaha garoonka diyaaradaha ee Adadan Cadde,iyadoo maalmahan danbe ay soo badanayaan dadka ka soo degaya ama ka duulaya garoonka.
Heshiiska waxaa kamid ah in Garoonka laga dhigo mid caalami ah oo cusub una qaabeysan sida garoomada caalamka oo kale.