Maamul goboleedyada meel kasta looga dhawaaqayo waxay carqalad ku yihiin Soomaaliya oo toos lugaheeda ugu istaagto.
Dawlada maanta jirta, guulo badan bey soo hooyisay oo hormar la taaban karo bey suubisay.
Dagaalka iminka ay kula jirto mucaaradka Shabaab waa mid mardhow soo afjarmi doona good dhaw.
Maanta waxaa lasii abuurayaa Soomaaliya jamhadaha cusub ee kusii dagaalmi doona kolkii SHabaab meesha laga saaro.
Kuwan wajiyada duuban wakhtigoodi wuu iska dhawyahay oo way sii socdaan gabi ahaantoodba.
Kuwa neceb Soomaaliya iney nabad hesho waxey xooga saarayaan in maamulo fara badan ee qabiil lugta ku haya dalka laga hir galiyo.
Maalinkii Shabaab meesha ka baxdo si ay u noqdaan kooxaha cusub ee ku hardama dhulka Soomaaliyeed.
>Dawlad dalkoo dhan kataliso waan soo aragnay.
>Jamhado riday baa booskeedi qaatay.
>Jamhadihii qabiil bey isku rogeen.
>Qabiilkii diin buu isku rogay
>Kii degmooyinka ayaa harsan
Sida muuqato, Soomaaliya dad ayaa u diidan nabad waarto.
Dagaalka Maamul Goboleedyada.....(NEXT)
Moderator: Moderators
-
Individual
- SomaliNetizen

- Posts: 866
- Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm
Re: Dagaalka Maamul Goboleedyada.....(NEXT)
Brother tell us how you see Somalia in the next 2 years?
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Dagaalka Maamul Goboleedyada.....(NEXT)
Maanka wuxuu qabaa oo uu sawiran karaa, Shabaab oo awoodooda wiiqantay oo guulo waaweyn laga gaaray.
Caqliga sidoo kale wuxuu sawiran karaa, dhul boobka iminka bilowga ah inuu sii xoogeysan karo.
Marka aynu eegno dhul boobka socda iyo doorka dowlada ay ka ciyaari karto waxaa kuu muuqanaya:
1-Dawlada hadaysan fara galin oo ay isaga amuusto, in laisku baaba'ayo oo dagaaladii sokeeye dib u qarxi karaan.
2-Haddey ka hadashana (gar labo nin kama wada farxisee) in qabiilo qaar u arki doonaan in laga hiishay.
Marxalad adag ayuu madaxweynaha lugaha la galay.
Labo daran mid dooro ayey ku noqoneysaa madaxweynaha iyo xukumadiisa.
Dhankey arimuhu isugu soo biyo shubtaanba, anigu waxaan qabaa in
FAANOOLE FARI KA QODNEYN.
Caqliga sidoo kale wuxuu sawiran karaa, dhul boobka iminka bilowga ah inuu sii xoogeysan karo.
Marka aynu eegno dhul boobka socda iyo doorka dowlada ay ka ciyaari karto waxaa kuu muuqanaya:
1-Dawlada hadaysan fara galin oo ay isaga amuusto, in laisku baaba'ayo oo dagaaladii sokeeye dib u qarxi karaan.
2-Haddey ka hadashana (gar labo nin kama wada farxisee) in qabiilo qaar u arki doonaan in laga hiishay.
Marxalad adag ayuu madaxweynaha lugaha la galay.
Labo daran mid dooro ayey ku noqoneysaa madaxweynaha iyo xukumadiisa.
Dhankey arimuhu isugu soo biyo shubtaanba, anigu waxaan qabaa in
FAANOOLE FARI KA QODNEYN.
-
Individual
- SomaliNetizen

- Posts: 866
- Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm
Re: Dagaalka Maamul Goboleedyada.....(NEXT)
Brother please tell us in English what your trying to say?.., I can read and understand what your saying but not 100% , so please tell us in English!
Thanks.
Thanks.
- Sheikh Mustafa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1262
- Joined: Sat Jul 19, 2008 2:40 pm
Re: Dagaalka Maamul Goboleedyada.....(NEXT)
He is basically explaining how this Somali states are weakening the hope for Somalia to be a stable country one day. He is claiming that, its promoting tribalism since always one clan will be a majority and others will not get justice which can spark interclan war.Individual wrote:Brother please tell us in English what your trying to say?.., I can read and understand what your saying but not 100% , so please tell us in English!
Thanks.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Dagaalka Maamul Goboleedyada.....(NEXT)
Logic would have you believe that shabab would be weakened while the government makes huge gains in that time frame.Individual wrote:Brother please tell us in English what your trying to say?.., I can read and understand what your saying but not 100% , so please tell us in English!
Thanks.
Logic would also have you believe that, the land grabbing that is currently going on would exacerbate.
When the role the government can play in solving the land grabbing that is going on is closely examined, two things would be apparent:
1- If the government remains mute by distancing itself from the issue, we could see inter tribe/clan war fare over land like never before.
2- If the government intervines, it would eventually end up rulling in favor of one of the tribes/clans which would have other tribes/clans cry faul.
The government is indeed in between hard surface and a rock.
Whichever way it leans (the government that is), one thing is for sure, and that is, WE HAVE LONG WAY TO GO.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 556 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 7 Replies
- 842 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 1 Replies
- 389 Views
-
Last post by sahal80
-
- 9 Replies
- 1358 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 2 Replies
- 920 Views
-
Last post by sahal80
-
- 2 Replies
- 552 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 1 Replies
- 267 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 1 Replies
- 344 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 522 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 0 Replies
- 360 Views
-
Last post by Rabshoole