Changing of the Guard in Hiiraan

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Changing of the Guard in Hiiraan

Post by GeoSeven »

Image

The above Director of the Interior Ministry alongside some MPs from Xamar arrived in B/Weyne today to pave the way for the region to elect an administration since the temporary deadline for the current admin is close.

"Annaga ujeedada socdaalkeena Beledweyne waa mid ku saleysan sidii aan ugu gogol xaari laheyn shirweyne dadka reer Hiiraan uga tashanayaan dhismaha maamulkooda, waayo maamul wixii hadda ka danbeeya gobolka loo soo magacaabayo ma jiro, bulshada ku dhaqan gobolka Hiiraan, gaar ahaan magaalada Beledweyne iyaga ayaa laga doonayaa in ay maamulkooda sameystaan, annaga waxaan u socnaa oo kaliya in aan ku gacan siino arintaa iyada ah,'' ayuu yiri agaasimaha wasaarrada arrimaha gudaha"
''Reer Hiiraan ma jiro maamul loo soo magacaabayo, ma jiro maamul kale oo gaar ah oo u imanaya, annagana uma socno in aan maamul u sameyneyno, iyada oo la tixraacayo baaqii madaxweynaha ee ahaa in reer Hiiraan maamulkooda sameystaan ayaan rabnaa in odayaasha dhaqanka, aqoonyahannka, culima'udiinka iyo qeybaha bulshada gobolka inta ay meel wada fariistaan ka wada hadllaan sidii ay maamulkooda u sameysan lahaayeen,'' ayuu yiri agaasimaha.
No dramas, Hiiraan is cruising :stylin:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Changing of the Guard in Hiiraan

Post by AbkoowDhiblaawe »

Reer hiiraan are wadani people :up:
User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Re: Changing of the Guard in Hiiraan

Post by GeoSeven »

Patriots :som: :stylin:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Hiiraan”