Somaliland buys many road construction vehicles from China

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Somaliland buys many road construction vehicles from China

Post by MrPrestige »

Xukuumadda Somaliland Oo Qalab Lagu Casriyaynayo Jidadka Dalka Ka Soo Iibsatay China iyo Weftigii Somaliland ee Socdaalka ku tagay China oo
Ka Warbixiyay Gunaanadka Natiijadii Safarkooda + SAWIRO
(Hadhwanaagnews) Monday, September 30, 2013
China (HWN)- Weftigii ka socday xukuumadda Somaliland ee socdaalka mudada qaatay ku joogay dalka China, ayaa daboolka ka qaaday inay soo
gunaanadeen safarkoodii,

Xukuumadda Somaliland Oo Qalab Lagu Casriyaynayo Jidadka Dalka Ka Soo Iibsatay China iyo Weftigii Somaliland ee Socdaalka ku tagay China oo Ka Warbixiyay Gunaanadka Natiijadii Safarkooda + SAWIRO

Image

Image

Image

Sidoo kale Mareeyuhu wuxuu mahadnaq badan u jeediyey Gudoomiyaha gudida qandarasyada qaranka Md. Aadan Xasan Nugaal isagoo ku ammaanay
kaalinta muga leh ee uu ka qaatay isbar-bar dhiga tayada iyo qiimayaasha qalabka wadooyinka isagoo hoosta ka xariiqay inuu yahay masuul xilkiisi si
sharaf iyo milgo leh uga soo baxay

Maareeyuhu wuxuu bulshada ugu Bushaareeyey in ay u soo heleen qalab tayo sare leh oo wax badan ka tari doona baahida jidadka ee dalka, waxaanu
balan-qaaday in mustaqbalka dhow laga arki doono jidadka dalka oo la horumariyay.

Geesta kalena, Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Md. Aadan Xasan Nugaal oo ka hadlayay ujeedada safarka iyo guulaha ay ka gaadheen,
waxaanu sheegay inuu socdaalkoodu ahaa mid dheer. Waxaanu carabaabay in qasdiga socdaalkooda nuxurkiisu ahaa sidii qiimayn sugan iyo daraasad
looga soo samayn lahaa qalabka wadooyinka Somaliland u baahan yihiin.

Guddomiyuhu waxa uu intaasi ku daray in ay qiimayn mugleh ka soo sameeyeen shirkaddo badan oo laga leeyahay dalka China, waxaanu xusay inay
ku guulaysteen inay soo darsaan qalabka kala duwan ee jidadka dalku u baahan yihiin.

Image

Gabo-gabadii wuxuu Gudoomiyaha Gudida qandarasyada qaranku sheegay in muhiimada safarkiisi ahayn oo kaliya iibinta qalabka wadooyinka
balse sidoo kale uu ku lamaana u kuur galida qalabyada kala duwan ee laga soo waarido dalka China iyo tayo-da shirkadaha laga keeno.

Weftigu waxay sheegeen inay shacbiga Somaliland ku bogaadinayaan siday uga go?an tahay inay xukuumadda kala shaqeeyaan dayactirka iyo
horumarinta waddooyinka, waxaanu intaas ku dareen in qalabka ay soo wadaan uu yahay mid wax ka tari kara himiladda qaran ee lagu
casriyaynayo waddooyinka goboladda dalka.
Si kastaba ha ahatee soo iibiinta qalabkan ayaa ku soo beegmaysa xili bulshada ku dhaqan gobolada kala duwan ee dalku dhamaan u sara kaceen
hirgalinta iyo hagaajinta Wadooyinka, waxayna dardar galinaysaa himilada hagaajinta wadooyin isku xidha gobolada iyo degmooyinka dalka


Image
OjOO
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 522
Joined: Wed Aug 07, 2013 7:12 am

Re: Somaliland buys many road construction vehicles from Chi

Post by OjOO »

when you buying vehicle from a shop, do you need a flag on the table, unless is donated by the chines. :lol: :lol:
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Somaliland buys many road construction vehicles from Chi

Post by MrPrestige »

It is out of respect. Somaliland purchased those vehicles worth millions.
User avatar
STARKAST
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5153
Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
Location: Bale mountains, Somali Galbeed

Re: Somaliland buys many road construction vehicles from Chi

Post by STARKAST »

Good news progress is well warranted. However OjOO has a valid point, seems like a waste of time.
User avatar
anzeloti
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3246
Joined: Sat Jul 20, 2013 1:23 pm
Location: Lagu xanto lagu xasuusto aa ka horeyso

Re: Somaliland buys many road construction vehicles from Chi

Post by anzeloti »

OjOO wrote:when you buying vehicle from a shop, do you need a flag on the table, unless is donated by the chines. :lol: :lol:

The Chinese dude must be thinking why do i have to put my flag for a costumer :lol:



they will probably print those pics an show the common men/women and say look even the Chinese recognize Somali-Land :steviej:
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Somaliland buys many road construction vehicles from Chi

Post by MrPrestige »

Hey at least we are not begging others for equipment like Mogadishu, we purchase it with our own money. :up:
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Somaliland buys many road construction vehicles from Chi

Post by oxymoron »

The title iyo Pictures :lol: :lol: :lol:
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Somaliland buys many road construction vehicles from Chi

Post by LiquidHYDROGEN »

OjOO wrote:when you buying vehicle from a shop, do you need a flag on the table, unless is donated by the chines. :lol: :lol:

We are not qoti oromo who are displaced and abused by their amxara slave-masters. We beg no-one but Allah.
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Somaliland buys many road construction vehicles from Chi

Post by oxymoron »

abdi.ismail wrote:
OjOO wrote:when you buying vehicle from a shop, do you need a flag on the table, unless is donated by the chines. :lol: :lol:

We are not qoti oromo who are displaced and abused by their amxara slave-masters. We beg no-one but Allah.
Please keep the All Mighty Creator of the Heavens & Earth our of this pitiful thread. :up:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Somaliland buys many road construction vehicles from Chi

Post by original dervish »

Whatever you say.....its hard to find fault with what they`re doing.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Somaliland buys many road construction vehicles from Chi

Post by original dervish »

Southern politicians don`t even pay for their own underwear by way of comparison. :D :som: :up:
User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15174
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: Somaliland buys many road construction vehicles from Chi

Post by ZubeirAwal »

Prestige, expect our cities to be paved within 5-6 years. :wow: , the thought of cruisin' in hargeisa without knockin' a bump on the road making you smash your head on the roof of your car. :wow:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Somaliland buys many road construction vehicles from Chi

Post by FarhanYare »

:|
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”