Ummada Soomaaliyeed.

what's happening now.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Ummada Soomaaliyeed.

Post by zingii »

Soomaalida wadamada shisheeye waxay ugu nool yihiin sharaf iyo kala dambeyn iyagoo tix galinaya sharciga dalalka ay martida ku yihiin u yaalo.

Maxaa u diiday iney dalkooda kala dambeyn iyo nabad ugu wada noolaadaan?
Wanaaga ay dalalka ay martida ku yihiin ugu wada nool yihiin maxay isugu quuri la'yihiin?

AYNU TOOSNO WALAALAYAAL.
FARO WADA JIR BAY WAJI KU DHAQAAN.
SomaliDefenceCouncil
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1913
Joined: Sun Sep 08, 2013 7:09 am

Re: Ummada Soomaaliyeed.

Post by SomaliDefenceCouncil »

:stylin:
User avatar
Vivacious
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5189
Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)

Re: Ummada Soomaaliyeed.

Post by Vivacious »

zingii wrote:Soomaalida wadamada shisheeye waxay ugu nool yihiin sharaf iyo kala dambeyn iyagoo tix galinaya sharciga dalalka ay martida ku yihiin u yaalo.

Maxaa u diiday iney dalkooda kala dambeyn iyo nabad ugu wada noolaadaan?
Wanaaga ay dalalka ay martida ku yihiin ugu wada nool yihiin maxay isugu quuri la'yihiin?

AYNU TOOSNO WALAALAYAAL.
FARO WADA JIR BAY WAJI KU DHAQAAN.

:up: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - Current Events”