Page 1 of 1

Secessionist terrorist ceeb yaanyo telling lie about Turkey

Posted: Thu Oct 10, 2013 1:59 pm
by AhlulbaytSoldier
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maanta dib ugu soo laabtay Hargeysa, kadib safar uu maalmihii la soo dhaafay uu ku joogay Turkiga ayaa ka warbixiyay waxyaabaha uu kala soo hadlay dowladda Turkiga.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa sheegay inuu la kulmay Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Recep Tayyib Erdogan iyo Kuxigeenkiisa, isagoo tilmaamay inuu ku qanciyay Turkiga in Somaliland u aqoonsato dal madax banaan.

"Waxaa Turkiga kula soo kulanay Ra'iisul Wasaaraha Turkiga iyo kuxigeenkiisa waxaa ku qancinay in anaga iyo Soomaaliya inaan nahay labo dal oo walaalo an, qadiyada gooni isu taaga iyo madax banaanida ay tahay wax lama taabtaan ah"ayuu yiri Madaxweyne Siilaanyo.

Siilaanyo ayaa sheegay in martiqaad u fidiyeen in Somaliland uu booqasho ku yimaado waqti munaasib ah Ra'iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga, isagoo xusay inuu dhowaan imaan doono magaalada Hargeysa.

"Waxaan martiqaad u fidinay dowladda Turkiga in halkan wafdi uu hogaaminayo Ra'iisul Wasaare kuxigeenka Bekir Bozdag ay booqasho ku yimaadaan, halkan ay Xafiis ka furtaan"ayuu yiri Madaxweynaha Somaliland.

Dowladda Turkiga ayaa garwadeen ka ah wada hadalo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaliland, iyadoo bisha November lagu wado inuu furmo wajiga saddexaad ee wada hadalada labada dhinac u dhaxeeya.



But i tell that srcessionist terrorist xabashislave to bring evidence if he is truthful.

Re: Secessionist terrorist ceeb yaanyo telling lie about Tur

Posted: Thu Oct 10, 2013 2:13 pm
by hydrogen
Somalidiid :down:

Re: Secessionist terrorist ceeb yaanyo telling lie about Tur

Posted: Thu Oct 10, 2013 2:24 pm
by AhlulbaytSoldier
Qowmuluud hating on fellow qowmuluuds :wtf:

Re: Secessionist terrorist ceeb yaanyo telling lie about Tur

Posted: Thu Oct 10, 2013 2:29 pm
by hydrogen
AhlulbaytSoldier wrote:Qowmuluud hating on fellow qowmuluuds :wtf:
:lol: :lol: :lol: Somalidiid qowmuluuds are worse, they go to hell twice

Re: Secessionist terrorist ceeb yaanyo telling lie about Tur

Posted: Thu Oct 10, 2013 2:30 pm
by AbkoowDhiblaawe
hydrogen wrote:
AhlulbaytSoldier wrote:Qowmuluud hating on fellow qowmuluuds :wtf:
:lol: :lol: :lol: Somalidiid qowmuluuds are worse, they go to hell twice
so u came out of the closet huh :|

Re: Secessionist terrorist ceeb yaanyo telling lie about Tur

Posted: Thu Oct 10, 2013 2:30 pm
by hydrogen
Warsheekh wrote:
hydrogen wrote:
AhlulbaytSoldier wrote:Qowmuluud hating on fellow qowmuluuds :wtf:
:lol: :lol: :lol: Somalidiid qowmuluuds are worse, they go to hell twice
so u came out of the closet huh :|
no