List of The Top 3 Place/City/Town that Somali's Sing about

Heesaha iyo fanaaniinta

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

hurdaayetoos
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 274
Joined: Tue Nov 23, 2010 12:12 am

List of The Top 3 Place/City/Town that Somali's Sing about

Post by hurdaayetoos »

The top 3 places /towns/cities that Somalis always use to sing about are


1. Daalo amma Buurta Daalo there are more then 3 Songs

2. Baydhabo atleast 3
3. Baladwayne atleast 2 or more

I could be wrong but that is what i have seen my own eyes. if you know other places and have songs to prove please Prove me wrong

and please the song Must be old school before 1991. No clan based songs after 1991


Daalo



Baaydhabo


Baladwayne
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: List of The Top 3 Place/City/Town that Somali's Sing abo

Post by MujahidAishah »

Hargeysa
Bataale / berbera
Hawd
hurdaayetoos
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 274
Joined: Tue Nov 23, 2010 12:12 am

Re: List of The Top 3 Place/City/Town that Somali's Sing abo

Post by hurdaayetoos »

Hawd waanu ku dareeynaa Top 3 now waa Top 4

Daalo
Baydhabo
Baladwayne
Hawd


Aisha Mahad sanid, Hawd waa runtaa atleast labo ayaan xasuustaa waxaanan qiyaasayaa in ay intaa ka badan jiraan, laakiin berbera iyo hargeysa only hargeysa ayaan hal hees un Maqlay. hadii aad heyso qaraami soo gudbi heesaha amma Magacyada heesta.

Heesaha aan Hawd ka xasuusto waxaa ma mid ah Mid uu leeyahay abwaan kii waynaa ee hadraawi waxaana ku luqeeya Samatar, Taas waa mid

Tankale iyadoo la copy gareeyey waa tan hoode

Sida Labiga Hawdoo

User avatar
Bermooda
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1675
Joined: Fri Jul 19, 2013 1:23 pm

Re: List of The Top 3 Place/City/Town that Somali's Sing abo

Post by Bermooda »

CeelBuur
Culeys kuma dhaqaaqdo Mana cararto Cagta socodka Kuma dhererto ciidee Way cidhib sataa Ceeb male yartaniyoo Quraankaa Cadeeyoo Caynkeeda oo kale Lacadaabi maaye Waa curad ninkii dhaley Laga siiyo cuudoo Waa curad ninkii dhaley Mahad looga celiyaa

Cududaha gacmaha Cidiyaha faraha Casarkii cadceedoo Godka cidhifka galiso Ka sokeeyoo caadoo Falaadh wada casaan ah Ku cadeeysay baalaha

Ama laanta canabkoo Hoobaan la ciirtiyo Canbaruud bislaadiyo Cagaarkoo iftiimiyo Caleen ubaxa bixisoon Cidi daaqin weeye Ila cidhibta hoosiyo Tinta caaradeeda Cad xun ku arki mayside, (ama cidhibta hoosiyo naaska caaradiisaba cad xun ku arki mayside

Waxa ay cidlo lama amaanee Waxa ay la cayntahey Sida geed caleen loo Cosob gu ka baxayoo Ceeynku roobku u curanyahey Laamaha caleentii ay midiba cayntahey Lagu wada cayaaroo Loo ciid tagoo Caano iyo nabad loo Ceel buur ku yaaley Caynkiisa leedahey.

Ma celceliso hadalkoo Runta kama cabsootee Carab dalableh Calool weecsan Kugulama caweeysee.

Ceeynkastaba u eegoo Cadho ku arki mayside cid waxey ku dhaaftaa koley camal samaantee.

Waa curad ninkii dhaley Laga siiyo cuudoo Waa curad ninkii dhaley Mahad looga celiyaa.

Cududaha Gacmaha Cidiya faraha Casarkii cadceedoo Godka cidhifka galisoo Ka sokeeyo caadoo Falaadh wada casaana Ku cadeeysey baalaha

Ama laanta canabkoo Hoobaan la ciirtoo Canbaruud bislaadiyo Cagaarkoo iftiimiyo Caleen ubaxa bixisoon Cidi daaqin weeyee.

Ilaa cidhibta hoosiyo Tinta caaradeedaba Cad xun ku arki mayside

Waxa ay cidlo lama amaanee Waxa ay la cayn tahey Sida geed caleen loo Cosob gu ka baxayo Ceeynku roobku u caranyahey Laamaha caleentii Ay midiba cayntahey.

Lagu wada ciyaaroo Loo ciid tagoo Caano iyo nabadloo Ceel buur ku yaaley Caynkiisa leedahey.
8-) :geek: :ugeek:
Last edited by Bermooda on Fri Oct 11, 2013 8:37 am, edited 2 times in total.
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: List of The Top 3 Place/City/Town that Somali's Sing abo

Post by MujahidAishah »

Hargeysa dad badan baa uu heesay berigi horre
Sida axmed mooge hesta qadar
Axmed cali cigal heesta hargeysaan soo maray hadiyaad aya igu dhiba
Jubba

Bataale naa waxa uu heesay axmed cali egal badow inay madow tahay
Salaad darbi heesti reer berbera
hurdaayetoos
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 274
Joined: Tue Nov 23, 2010 12:12 am

Re: List of The Top 3 Place/City/Town that Somali's Sing abo

Post by hurdaayetoos »

"Bermooda, Ceelbuur waa heestii ugu horeysay ee maankeyga ku soo dhacda, hees aad u qiimo badan laakiin waa hal hees.



AishahWaqooyi wrote:Hargeysa dad badan baa uu heesay berigi horre
Sida axmed mooge hesta qadar
Axmed cali cigal heesta hargeysaan soo maray hadiyaad aya igu dhiba
Jubba

Bataale naa waxa uu heesay axmed cali egal badow inay madow tahay
Salaad darbi heesti reer berbera
Aishah,

Axmed mooge waa taa heestaan lahaa hargeysa tan Axmed cali cigal heesta hargeysaan soo maray iyo midda Juba xaqiiqadu labaduba waa heeso cusub balse aad u wanaagsan.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Literature - Songs and Artists”