

WAR DEGDEG AH:- Wasiirka Gadiidka & Cirka ee Dowlada Soomaaliya oo Markale Ka Hadlay Hawada Somaliland in laga Xukumi doono Muqdisho & Aflagaado uu Hawada Soo Mariyay DAAWO. - See more at: http://www.somalilandnew.com/?p=16438#s ... TJO5t.dpuf

Muqdisho-(SNN)-Wasiirka Warfaafinta ,Bostada,isgaarsiinta iyo gaadiidka Hawada iyo Dhulka ee Dowladda Somaliya Mr. C/llahi Ciilmooge Xirsi ayaa Magalada Montreal ee dalka Canada shir uga qayb galay taasoo shirkaasi looga hadlayay.duulista hawada oo sedaxdii sanaba mar la qabto
Wasiirkan Ayaa Warbaahintan uga waramay Maanta Markale in dowladda Soomaliya lagu soo wareejinayo Xafiiska hawada Soomaaliya oo loo soo wareejin doono magalaada Muqdisho.
“Waan Maqlay in Masuulyiinta Gobolka Somaliland ay ka hadleen soo wareejinta Duulimadyada ee Muqdisho taasina waa mid waajib ah in Muqdisho laga maamulo Hawada Somaliya wax heshiis ah oo sax ah oo aanu wada galnay majirto, waxaa kale oo uu wasiirkani Somaliya Mr. C/llahi Ciilmooge Xirsi aflagaadeeyay shicibka Somaliland.
- See more at: http://www.somalilandnew.com/?p=16438#s ... TJO5t.dpuf..
There is a Video I guess but can not find it...
They have indeed been lying to themselves, or maybe its the khaat or maybe they think we would sign a agreement with Bucur Bacayrians....

