Page 1 of 1

Waryaada Zoomalis

Posted: Wed Oct 16, 2013 11:12 am
by Magnusomalius
War ii dhegaysta . Horta asalamu caleekum . War nimanyow qabyaaladan guracan ee idiin haysa waa xanuun e ka foogaada . Eeg hadda , anigu ba sidiina baan ahaan jiray beri :lol: , markaa walaalayaal waxan aad idinku ciyaar u haysataan ood caajiska iska saaraysaaan , ninkii akhristaha ah e aan hadleen ba way taabanaysa , markaa sidaa u ogaada .

Ilaahey na khayr ha idin wa siiyo dhmaatiin , ka waalan iyo ka miyir qaba dhamaantiin .
nabadgeliyo

Re: Waryaada Zoomalis

Posted: Wed Oct 16, 2013 11:13 am
by AbkoowDhiblaawe
xiligii buufiska miyaa la gaarey french nurse-ow :russ:

Re: Waryaada Zoomalis

Posted: Wed Oct 16, 2013 11:47 am
by 500ml
why say zoomalis? you dumb faggot, you are a somali

Re: Waryaada Zoomalis

Posted: Wed Oct 16, 2013 12:09 pm
by anzeloti
Magnusomalius wrote:War ii dhegaysta . Horta asalamu caleekum . War nimanyow qabyaaladan guracan ee idiin haysa waa xanuun e ka foogaada . Eeg hadda , anigu ba sidiina baan ahaan jiray beri :lol: , markaa walaalayaal waxan aad idinku ciyaar u haysataan ood caajiska iska saaraysaaan , ninkii akhristaha ah e aan hadleen ba way taabanaysa , markaa sidaa u ogaada .

Ilaahey na khayr ha idin wa siiyo dhmaatiin , ka waalan iyo ka miyir qaba dhamaantiin .
nabadgeliyo

:Heh: :dead: :dead: