Page 1 of 1

They are truer patriots when gov. provides guidance

Posted: Thu Oct 17, 2013 9:59 pm
by LeJusticier
One wealthy man donated 25,000 livestock, another one donate money $ 10,000...........
:Obama:


Re: They are truer patriots when gov. provides guidance

Posted: Fri Oct 18, 2013 10:30 am
by samatar133
Reer sanaag are rich in livestock :whoo:

Re: They are truer patriots when gov. provides guidance

Posted: Fri Oct 18, 2013 6:38 pm
by LeJusticier
samatar133 wrote:Reer sanaag are rich in livestock :whoo:

Sow ma aad arag? :D

Re: They are truer patriots when gov. provides guidance

Posted: Fri Oct 18, 2013 7:42 pm
by samatar133
Masha laah, ilahay haw siyaadiyo, laakiin markaan arkay rag dhawr dhawr iyo toban kun oo neef ku dhawaaqaya waxaan is idhi armay nimanku idiin faanayaan oy xoogahay isgiijin ahi ku jirtaa malaha waxan oo dhan bixin kari maayaane :lol:
Laakiin kolay sidaan maqlay Sanaag adhi aad u badan ayaa lagu hayaa :up:

Re: They are truer patriots when gov. provides guidance

Posted: Fri Oct 18, 2013 9:15 pm
by LeJusticier
Anigu waxaan ka baqaayaa inuu balan qaad kaasi soomaaliyeysan yahay. Hadal la iska yidhaahdo oo aan meela gaadhin.

Re: They are truer patriots when gov. provides guidance

Posted: Fri Oct 18, 2013 9:26 pm
by samatar133
Waxaan ka baqayaa in kii Xirsi Gaab oo intuu calculator dheer qaatay calaa neef 100 dollar ku dhuftay oo malaayiin ku xisaabtamaya inay sheekadu hadhow ku xumaato :lol:

Re: They are truer patriots when gov. provides guidance

Posted: Fri Oct 18, 2013 9:31 pm
by LeJusticier
samatar133 wrote:Waxaan ka baqayaa in kii Xirsi Gaab oo intuu calculator dheer qaatay calaa neef 100 dollar ku dhuftay oo malaayiin ku xisaabtamaya inay sheekadu hadhow ku xumaato :lol:

Damn, ilaahaw kalaam faaruq ha ka dhigin.

Re: They are truer patriots when gov. provides guidance

Posted: Fri Oct 18, 2013 9:57 pm
by samatar133
Let us hope these Makharis bring at least half of what they have promised :up: