Beesha Surre oo Taagertay Beesha Biimaal

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Beesha Surre oo Taagertay Beesha Biimaal

Post by Rabshoole »

Image
Beesha Surre oo Taagertay Beesha Biimaal Fariina U dirtay Beesha Habar Gidir

Warsaxaafadeed eey soo saareen Odayaasha Siyaasiinta Iyo Aqoonyahanada Beesha Surre ayaa waxay ku cambaareeyeen falkii ka Dhacay no:60 ee Lagu weeraray Cornel C/Rashid Ibrahim Catoosh oo ahaa Taliyaha Nabadsugida Gobolka Sh/Hoose Kaasi oo Weeerar gaadmo ah lagu qaaday mar uu maraayey no:60 isaga iyo ilaaladiisa weeerarkaas oo eey ka danbeeyey kox Ku Abtirsadta Beesha habar Gadir Sida Lagu sheegay Warsaxaafadeedka .

Sidoo kale Besha Surre Dir waxay Dusha ka saartay Dilkii iyo dhaawicii loo geystay Ilaaladii iyo Taliyahaba iney ka danbeeyeen Beesha Habar Gidir weerarkaas oo ahaa weerar loogu tala galay in lagu qaarajiyo Col : Catosh lkn Uu ka badbaaday.

Sidoo kale Besha Surre Dir ayaa Taagero weyn u fidisay Besha Biimaal oo hada Dagaal Baa’an kula Jirta Habar Gidir iyagoona ugu baaqay iney sii wadaan Dagaalka eeyna Garab Taaganyihiin mar kasta .

Sidoo kale Besha Surre Dir ayaa Waxay eeda iyo Masuuliyadaba Dusha Ka saartay Besha Habar Gidir Qasarihi Ka dhashay dagaladi ka dahcay gobolka Sh/Hose

Waxayna kus heegeen warsaxaafadeedka in eey Habar Gidir eey ku tageen gobolka Iney Qas iyo fowdo ka abuuran iyagoona ku tilmaamay Dhibaato ku hayeen dadka deegaanka iyo gobolkaba lkn maanta eey Bilabeen ineey Weeraro ku qaadaan Musuuliyinta ka soo jeeeda gobalka

Si kastaba Ha ahaatee Waxa isa soo taraya hadalada ka soo yeeraya Besha Surre ee lagu taageeraayo Besha Biimaal iyadoo eey bar bar socdaan dagaalo afaraha looga Gubtay dagaaladaas oo u dahxeeya Labada Beelood oo kala ah Besha biimaal iyo Besha Habar Gidir iyagoo wararka eey shegaayan in Gobolka Intiisa Badan ee La wareegeen Biimaal eeyna ku soo hareen Besha habar Gidir Degmada Afgooye oo kalyah

Wixii warar intaa dheerna waxaan idinkula socodsiin doonaaa wararkena danbe
hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: Beesha Surre oo Taagertay Beesha Biimaal

Post by hydrogen »

:MJ:
User avatar
Even123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1368
Joined: Thu Oct 10, 2013 4:19 am

Re: Beesha Surre oo Taagertay Beesha Biimaal

Post by Even123 »

Is beesha surre as in HG surre?
hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: Beesha Surre oo Taagertay Beesha Biimaal

Post by hydrogen »

Even123 wrote:Is beesha surre as in HG surre?
:Puhlease:
User avatar
Sheikh Mustafa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1262
Joined: Sat Jul 19, 2008 2:40 pm

Re: Beesha Surre oo Taagertay Beesha Biimaal

Post by Sheikh Mustafa »

Mas galaalan, good laba afla'ah, oo ganaya waabaayo
Abris ninuu god uga soo baxoo, micida gaarsiiyey
Gallad Eebbe mooyi iyo inuu, uga gargaaraaye
Soow inuu go'aa lama ogoon galawdu raageynin.

Nin libaax ku gowriirsadoo, garabku hooseeyo
Oo u guudka kala saaran yahay, miciyo gaal-leefa
Hadaan guutadiisii ka celin, gucumaloow Aarka
Soow inuu go'aa lama ogoon galawdu raageynin.

Baddu nimey gurguurtoon aqoon, gudubsi loo dhaafo
Oo u xiisku gaaddada marshoo, gebiga dhaafsiiyey
Gallad Eebbe mooyi iyo inuu, uga gargaaraaye
Soow inuu go'aa lama ogoon galawdu raageynin.

Ogadeenka gaajadu wadee garawga soo doontay,
Iyo biyomaal gunuunucahayoo soo guguma xaytay,
Ee Habargidir usoo guuxayoo , hadalla gaarsiiyey
Gujaalaan ku ridi ee maxay libin ah oo gaarin.


Its very deheartening that, this is the 2 Moother focking tribes that we protected 1991. We took Ogaden to Xamar and gave them food. We treated Biyomala like Kings in our own Land. Waxaa layiri doofaar ninkii daysto baan waligii daanshoone. We could have disciplined Ogaden and Biyomaal Just like we discripline all the other Clans. Now we have to deal with their garbage because gacanteenu magaarin.

Qiyaamihii aa soodhaw. Maanta ma Ogaden iyo Biyomaal aa HG laga celcelinaah :D :D
Last edited by Sheikh Mustafa on Fri Oct 18, 2013 11:13 am, edited 1 time in total.
User avatar
AbtiiDoon
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 585
Joined: Wed Jun 19, 2013 5:37 pm
Location: X Control

Re: Beesha Surre oo Taagertay Beesha Biimaal

Post by AbtiiDoon »

This bullshit still goin on? Habargidir ee iska dhicin la'yahiin so they bitchin.

I salute my hiraab brothers and hope dhulka inee la simaan whoever tries it.
User avatar
Sheikh Mustafa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1262
Joined: Sat Jul 19, 2008 2:40 pm

Re: Beesha Surre oo Taagertay Beesha Biimaal

Post by Sheikh Mustafa »

gubta wrote:This bullshit still goin on? Habargidir ee iska dhicin la'yahiin so they bitchin.

I salute my hiraab brothers and hope dhulka inee la simaan whoever tries it.
Swahiligu wuxuu dhahaa Usimwamshe Simba alalae, Utalala Mwenyewe. Libaax jiifo hakicin hadiigaa jiifan doonee. Marka Surre iyo biyomaal iyo Ogaden Shini ay isku jafaayaan.
User avatar
watchman
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 321
Joined: Tue Sep 11, 2012 8:35 am

Re: Beesha Surre oo Taagertay Beesha Biimaal

Post by watchman »

Sheikh Mustafa wrote:
gubta wrote:This bullshit still goin on? Habargidir ee iska dhicin la'yahiin so they bitchin.

I salute my hiraab brothers and hope dhulka inee la simaan whoever tries it.
Walaal, Waxaa layiri La tafcalul Khair Sharu maa jajiid. Axsaan hafalin shar kuumatimaado. Ogaden and Biyomaal waxay noqdeen doofaradii aan gacanteena kuquudinay oo hada soo kibray. Lesson learnt. We need one more round of karbaash. Dawlada hadhacdo then we will see who talks. We Karbaash Ogaden back to Kenya and Biyomaal Badda kudaraynaah. We then wait for who talks next.

richest HG before 1991
Image

so how they could feed two clans. bililiqo :russ:
hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: Beesha Surre oo Taagertay Beesha Biimaal

Post by hydrogen »

^ Says the guy from a clan that only knew civilization after a Hawiye orchestrated coup put his clansman in power :MJ:
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Beesha Surre oo Taagertay Beesha Biimaal

Post by Rabshoole »

Hunting season for H/Gedir is in full force, HG are being shot on sight maanta sidaa rabtid u hiiq hiiq Sheekh-Mustafa xaladiina waa mid aad u laydh jabay :Heh:


Image

Image

Image

Image

Image
hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: Beesha Surre oo Taagertay Beesha Biimaal

Post by hydrogen »

Image
User avatar
manaxe88
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 367
Joined: Fri Oct 12, 2012 10:02 pm
Location: chilling in DASHEEG WAAMO

Re: Beesha Surre oo Taagertay Beesha Biimaal

Post by manaxe88 »

lol HG saving ogaden in 91..new history miyaa. sheeko cusub, anagaa ka soo qaxnay xamar ee beenta ka jooji dadka.
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Beesha Surre oo Taagertay Beesha Biimaal

Post by Rabshoole »

Gubta, Evens123, Hydrogen the sheegaato crew. Drop the act fellas, we all know your MJs claiming Hawiye. It never ceases to amaze me the length biinti kids go for attention. :arrow:
hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: Beesha Surre oo Taagertay Beesha Biimaal

Post by hydrogen »

Armaan wrote:Gubta, Evens123, Hydrogen the sheegaato crew. Drop the act fellas, we all know your MJs claiming Hawiye. It never ceases to amaze me the length biinti kids go for attention. :arrow:
Don't project your inferiority complex for MJs onto me.
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Beesha Surre oo Taagertay Beesha Biimaal

Post by Rabshoole »

Dawwa aka Khaaniisboy aka gorilla mohamud get the stepping :arrow:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”