Tusbax qoor surasho Maxaaraan Baa ? wadaadada soogal

Su'aalo, Jawaabo, iwm

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

hurdaayetoos
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 274
Joined: Tue Nov 23, 2010 12:12 am

Tusbax qoor surasho Maxaaraan Baa ? wadaadada soogal

Post by hurdaayetoos »

Waxaa ayaamahan aad u soo batay westren dhalinyarada soomaliyeed in Tusbaxa qoorta la surto sidii katiinadii.
Diinta ma ogoshahay ? Mise waa Copy gaalada xirata katiinad amma silsilad laga keenay ?
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Islam - General Discussions”