Somaliland youth caught going to Tahriib -pics

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

BuuloXubeey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1122
Joined: Sat Sep 07, 2013 12:18 pm

Somaliland youth caught going to Tahriib -pics

Post by BuuloXubeey »

The ethiopian government caught hundreds of Somaliland youth crossing the Ethiopia/Sudan border in order to go on Tahriib to Europe through Libya/Italy coast. The youths were returned back to their native home of Somaliland by Ethiopian government. Good job Ethiopia :up:

Image
Axad, Oktoobar 20, 2013 (HOL) — Laanta Socdaalka Somaliland ayaa dawladda Itoobiya kala wareegay dhalinyayaro tahriibayaal Soomaali ah oo lagu soo qabtay xadka u dhexeeya Itoobiya iyo Suudaan.

Tahriibayaashan gacanta dawladda lagu soo wareejiyey ayaa ka kooban 33 dhalinyaro ah oo rag iyo dumar iskugu jiray , kuwaas oo doonayey inay tagaan liibiya si ay Yurub u beegsadaan, haseyeeshee waxa ciidamada Itoobiya ku soo qabqabteen Xuduudda Suudaan iyo Itoobiya u dhexeysa, waxaana dib loogu soo celiyey magaalo xuduudeedda Wajaale oo ay kala soo wareegeen ciidamada laanta socdaalka Somaliland.

Saddex iyo sodankan dhalinyaro ee tahriibayey ayaa iskugu jiray Somaliland iyo Soomaaliya,kuwaas oo intii eheladoodda la gartay qoysaskooda lagu wareejiyey intii aanay qoysaskoodu magaaladda joogina magaaladda lagu sii dhex daayey si uu qof waliba halkii uu ka yimid ugu noqdo.

Inta aan la siideyn dhalinyaradan ayaa loo sameeyey xaflad lagu wacyigelinayey, waxaana ka soo qaybgalay wasiirka wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bushada,Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Cali Siciid Raygal iyo taliyaha laanta socdaalka ee Somaliland, waxaanay dhalinyaradan la soo celiyey ku waaniyeen inay wadankooda aaminaan, isla markaana aanay naftooda u horseedin halaag iyo dhimasho.

Sidoo kale, tahriibayaashan oo iyaguna xafladda ka hadlay ayaa ka sheekeeyey dhibaatadii ay mareen iyo halista uu tahriibku leeyahay.

Si kastaba ha ahaatee, Somaliland iyo Itoobiya ayaa ka wada shaqeeya soo celinta dadka tahriirbka ah, waxaana dhawr maalmood ka hor Itoobiya dib usoo celiyey dhalinyaro kale oo tahriibiyey, kuwaas oo ay ku wareejiyey Ciidamada laanta socdaalka.

Barkhad-Ladiif M. Cumar, Hiiraan Online
barkhadladiif@hiiraan.com
Hargeysa, Somaliland
http://hiiraan.com/news/2013/Oct/warark ... -33765.htm
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Somaliland and Somalia youth caught going to Tahriib -pi

Post by MrPrestige »

Correction Somaliland and Somalia youth.



Axad, Oktoobar 20, 2013 (HOL) —celiyey magaalo xuduudeedda Wajaale oo ay kala soo wareegeen ciidamada laanta socdaalka Somaliland.

"Saddex iyo sodankan dhalinyaro ee tahriibayey ayaa iskugu jiray Somaliland iyo Soomaaliya".




http://hiiraan.com/news/2013/Oct/warark ... -33765.htm



Well done Ethiopia indeed for returning anyone who tries to use Somaliland as a base for tahriib.
BuuloXubeey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1122
Joined: Sat Sep 07, 2013 12:18 pm

Re: Somaliland youth caught going to Tahriib -pics

Post by BuuloXubeey »

The thread is about Somaliland youth since they were returned back to Somaliland by Ethiopia. Besides tahriib is a Somaliland problem mostly. And is widely known in Somali society.
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Somaliland and Somalia youth caught going to Tahriib -p

Post by MrPrestige »

The news you posted mentions something else. Use the proper title if you don't want people to point it out. Tahriib is a problem in
Somalia as much as it is in Somaliland, if not higher.
BuuloXubeey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1122
Joined: Sat Sep 07, 2013 12:18 pm

Re: Somaliland youth caught going to Tahriib -pics

Post by BuuloXubeey »

Not at all. Tahriib is mostly common problem for Somaliland.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32780
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland youth caught going to Tahriib -pics

Post by Khalid Ali »

XIMAN XAARE

Image
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Somaliland youth caught going to Tahriib -pics

Post by HooBariiska »

BuuloXubeey wrote:Not at all. Tahriib is mostly common problem for Somaliland.
BuuloXaawo Do you have proof? stastics?
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Somaliland and Somalia youth caught going to Tahriib -pi

Post by MrPrestige »

I disagree. Tahriib + displaced refugees + piracy + terrorism is mainly Somalia problem.
BuuloXubeey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1122
Joined: Sat Sep 07, 2013 12:18 pm

Re: Somaliland youth caught going to Tahriib -pics

Post by BuuloXubeey »

HooBariiska wrote:
BuuloXubeey wrote:Not at all. Tahriib is mostly common problem for Somaliland.
BuuloXaawo Do you have proof? stastics?
It is Buulo Xubeey!

And I recently read a UNDP article on it. Will post it up when I find it again.
saacJabshee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2393
Joined: Wed Mar 27, 2013 5:39 pm

Re: Somaliland youth caught going to Tahriib -pics

Post by saacJabshee »

Ethiopia is taking the moral high ground on this one :meles:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”